Maamulka Laashin

1803 articles

Bandhig buugaag lagu qabtay Muqdisho W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

Bandhig buugaag lagu qabtay Muqdisho Muqdisho oo lagu qabtay Xaflad lagu soo Bandhigayey Buugag kala duwan oo uu Qorayey 40 Sanno Qareen, Qoraa Cabduraxmaan Xuseen (Abuu Xamza) “Aniga waxaan akhristey Buugiisa...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.32aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Subaxdi Xasan sooma marin guriga Busaad oo dugsiga tagtay ayadoo ka daahday, xilligi quraacdana Xasan kama soo bixin fasalkiisa, Busaadna waxay ka raadisay baarka oo ay quraacda isugu imaan...

Waaya araggu, waa kuma? W/Q: Cali Maxamad Maxamuud

  Waaya araggu, waa kuma?   Adduunyadan aan ku nool nahay, waxaa lagu kala hormaraa hadba sidii qofka, qoyska, qowmiyadda ama Qaranka ey u fekeraan. Haddaba, dadka inuu fekero, oo uu fekerkiisa ka miradhaliyowaxey...

Gabayga: “Farriin Qaran” Curiye: Cornel Cismaan Cilmi Guure “Cukaash”

Gabayga: "Farriin Qaran" Waxaa loo tiriyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General "Indha Qarshe". Halkan hoose ka dhagaysta: https://www.youtube.com/watch?v=74iXBqL4hGk   Gabayga: "Farriin Qaran" Curiye: Cornel Cismaan Cilmi Guure “Cukaash” Mahadsanidiin.

Gabayga: Galayuus Curiye: Maxamad Cilmi Dhicisow

Gabayga: Galayuus Gabaygan la magac baxay "Galayuus" waxaa tiriyey Abwaan Maxamad Cilmi Dhicisow, wuxuuna daba socdaa gabaygii uu tiriyey Cornel Cismaan Cilmi Guure "Cukaash" ee ahaa "FARRIIN QARAN". Halkan hoose...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.31aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Xasan(3x) isbedel aanu jecleysan oo ula muuqday weji gabax ayuu la soo kulmay, wuxuuna qaatay inuu ka warsugo shakiga galay intuu ka soo kala cadaanaayo, galabtaas kama soo bixin...

Gabayga: Jeestiyo waraaq.. W/T Ustaad Saciid Muuse

  Gabay magaciisa la dhahaa “Jeestiyo Waraaq” Gabaygan ayaa soo baxay 31.12.2014, waa habeenkii ugu dambeeyey gu’ gii dhammaaday. Gabaygan oo aan kaga faalloonayo, Jacaylka iyo Kalgacalka waxaad ka helaysaa...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.30aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Ayadoo muda bil ah ay ka harsan tahay xiritaanki Sanad Dugsiyeedka 1979/80 oo ay soo dhawaatay fasaxi la siin lahaa ardayda leh imtixaanaadka kama dambeysta ah, sida fasalada 8aad...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.29aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Caydaruus waa nin jecel inuu taariikh nololeedkiisa runta ka sheego, gabar kasta uu u sheegayna way kaga tagtay, waayoo waxaa u muuqata inuu Caydaruus laheyn ehel iyo qaraabo, maadaama...

MA XABASHI BAANU NAHAY MISE… ? W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

MA XABASHI BAANU NAHAY MISE……. ? Taariikhda waxaa loo bartaa si wax looga ogaado wax badan oo aan la ogayn aqoona loo lahayn, waxaa kaloo taas  sii dheer in Qofka...

SHEEKOOYIN