Maamulka Laashin

1803 articles

Faylasuufkii Waddada!!

----------------------------- Faarax waa wiil Soomaaliya, kuna dhashay Koofurta Soomaaliya. Wuxuu ku soo hana qaaday magaala madaxda Soomaaliya Muqdisho, halkaas oo uu ku soo gunaannaday waxbarashadiisa, ilaa heer Jaamacad. Horraantii 2009-kii...

Heestii Dhagarqabe South Afrika, Codkii Cumar Shariif.

Erayadii Cabdiraxiin Hilowle Galayr Laxamkii Axmed Yaasiin Codkii iyo Muusigii Cumar Shariif Duubistii Studio Cumaraani.

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Qeybta 1aad P 11-15aad W/Q Ahmed Hayow

Raage asagoo maskaxda ka daalan ayuu gurigiisi tegay, intuu qolkiisa galay ayuu kursiga fariistay, wuxuuna miiska soo saartay warqad weyn oo loogu tala galay sawirada gacanta in lagu sawiro,...

KU XAD GUDUBKA IS QURXINTA. W/Q/Mohamed Musa Sh. Noor

SHEEKO GAABAN Waxay ahayd Qof Dhalin yar oo jecel in ay waqtigeeda qaadato, ma ahayn Dumarka sida badan is turukeeya oo wax is marsha, waxayna iska ahayd Agoon ku nool...

QURBAHA WAA LAGU CARUUROOBAY! W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

  SHEEKO GAABAN Aniga oo ku nasanaya qayb lagu nastoo oo Hotel aan ka daganaa Dubai ah ayaa waxaa si lama filaan ah usoo galay laba Qof oo Soomaali ah oo...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Qeybta 1aad P 8-10aad. W/Q Ahmed Hayow

Jamaal Dooli isma arki laheyn Raage, haddii aanu gaariga ka haleysnaan lahyn oo aanu garaash kaga jirin, wuxuu Raage geeyay gurigiisa, marki ay reerka isi salaameen kadib oo ay...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Qeybta 1aad p 5-7aad. W/Q Ahmed Hayow

Raage markuu Deeqa ku hubsaday gaariga, ayuu ka soo dhaqaaqay asagoo dib uga fekeraaya sheekooyinkeedi ku saabsanaa wiilasha u soo qortay Araajida, si uu uga qiyaas qaato haddii uu...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Qeybta 1aad. P 3-4aad. W/Q Ahmed Hayow

Deeqa kuma qaadanin wax ka badan seddex maalmood, inay shabaqa ku soo rido Raage oo usbuucaas xerada soo galay asagoo bedqaba, laakiin wuxuu ka baxay galabtii Khamiista, asaga oo...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd.

    Samatar wuxuu dhashay sanad ku aaddan 1987di. Isagoo sanad jira ayaa waxaa billowdey dagaalladii u dhaxeeyey Jabhadihii iyo dowladda. Samatar noloshasiisa wuxuu la kowsaday qax, oo waxaa dagaalkaas sababsaday...

QABIILKA IYO QIIMIHIISA. W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

QABIILKA IYO QIIMIHIISA Qabiil marka laga hadlayo wuxuu Allah u sameeyay in dadku iskaga aqoonsadaan qaybaha kale ee bulshada, si loo kala garto Qofka Xigtada kuu ah iyo qofka aan...

SHEEKOOYIN