Maamulka Laashin

1803 articles

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 51-55aad. W/Q Ahmed Hayow

  Aabe Daahir markuu Kamaal intaa u sheegay ayuu Kamaal yiri: "adeer wiilka aad sheegeyso waxba igama qaadi karaan asaga iyo walaalkiis, waayoo waxaa la ii sheegay inuu walaalkiis nadiifiye...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 46-50aad. W/Q Ahmed Hayow

  Aabe Daahir wuxuu guriga ku soo laabtay asagoo wada laba warqadood, mid asaga ku socota oo uu soo qoray Kamaal Aabihiis iyo mid Deeqa ku socota oo uu soo...

Taariikhda Harriet Tubman W/Q. Ahmed Hayow

Lacagta Mareykanka waxaa ku sawiran dad madax ka soo noqday oo lagu qadariyo wax qabadkoodi.   Lacagta inta badan la isticmaalo. 1$ waxaa ku sawiran George Washington. 2$ waxaa ku sawiran Thomas Jefferson. 5$...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 41-45aad. W/Q Ahmed Hayow

  Raage wuxuu xarunta telefoonada ka tegay xilli dambe, sababta oo ah wuxuu islahaa waxaa imaandoonta Dd, balse ma dhicin oo Deeqa waxaa loo diiday inay guriga ka baxdo, Ayeeyo...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q5AAD

Ka dib markii Doolli uu ka soo badbaaday xadhigii iyo dilkii loo geeystay, ayaa waxaa baabuur nooca loo yaqaan Tiknikada ku soo qaaday, weliba Shidhka hore fariisyey Ibir, oo...

Gacaladeey haddaan guursaday ma gef baan galay?! Q1AAD Bashiir M. Xersi

Gacaladeey haddaan guursaday ma gef baan galay?! Q1AAD Waxaan ahaa ardey xoogga saara, sara u qaadidda aqoontiisa iyo siduu u kobcin lahaa garaadkiisa ogaaleed. Galab anoo ka soo rawaxaya dugsiga...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.36-40aad W/Q. Ahmed Hayow

  Raage markuu la hadlay laanta baafinta BBCda, waxay waydiiyeen telefoonka uu walaalkiis kala soo xiriir karo, markaana wuxuu siiyay telefoonka Deeqa oo uu gacanta ku haayay, sababta oo ah...

7da Cashir oo laga baran karo bangi la dhacay!

7da Cashir oo laga baran karo bangi la dhacay! Waxaa jirta dhacdo caan baxday oo ka dhacday magaalada Guangzhou taas oo la xariirta shufto dhacday bangi ku yaal magaaladaas, dhacdadaas...

Dhiblow Iyo Dhibbane! W/Q: Cabdicasiis Maxamed Shidane

Dhiblow Iyo Dhibbane --------------------------- Waxaa la igu wargaliyay in uu jiro noole awood iyo itaal iga badan, oo i baadiyeyn kara, isla Eebbihii uumayna ku gacan seeray, hortiisa ugu hanjabay in...

SOOMAALIYA INEY FEDERALISM NOQOTO WAQTIGANI MAXAA KEENNAY?

SOOMAALIYA INEY FEDERALISM NOQOTO WAQTIGANI MAXAA KEENNAY? Waxaan la yaab laheyn, siyaasadda maanta caalamku kula dhaqmayo soomaaliya oo aan aheyn mid uggub ah oo wejiyo badan leh. Waxaase ka sii...

SHEEKOOYIN