Maamulka Laashin

1803 articles

Maanasada: Shululuga Curiye: Maxamad Xuseen Faarax

Maansada: Shululuga maanso   Shalalaba adduunyadu Maxay shuqullo badan tahay! Maxay shaamareertaa Maxay been shukixisaa Run maxay ku shabisaa Maxay shaarar xirataa Shanleey soo huwhuwataa Qurux maxay shaldhaaddaa Kolba midab shuxleysaa Maxay kala shubtaa nolol Dib maxay ka shuuqdaa Maxay layrar shidataa Shucaac...

GAADIIDKA NOLOSHA. Qore : Mohamed Musa Shiikh Noor

GAADIIDKA NOLOSHA Tilmaanta laga baxshay Nolosha waa mid fara badan oo aan halkan lagu soo koobi Karin, qaar baa Nolosha ku tilmaamay sida Bus la saaran yahay oo kale, qaarna...

Madaxu waa tii Xaflad tagta!! W/Q M.C. Dhaaley

Madaxu waa tii Xaflad tagta!! Guddoomiye magacaagaa la yiraa. Qolkaas Xafiis ayaa la yiraa. Kursigaasna fadhigaaga ayaa la yiraa. Kaasina Baabuur baa la yiraa oo xiim xiimta ayaa laga yeersiiyaa...

Feejignaanta Faca Soo socoda Laga Rabo. W/Q: Cabdicasiis Shidane

Si loo baddalo hoggaanka gaboobay ee dalka iyo dadka hor taaggan, waxaa lama huraan ah, in la helo fac cusub, oo ku qalabaysan aragti iyo ogaal fog, kana duwan...

Soonki iyo Siyaasadda” Sheeko gaaban”

Soonki iyo Siyaasadda” Sheeko gaaban” Ducaale iyo Geedi waxay ahaayeen laba saaxiibo oo aad iskaga warqabay xilligi ay somaliya joogeen. Hadda qurbaha ayay soo galeen waloow ay laba wadan kala...

10-ka Hoggaamiya shirkaddaha isgaarsiinta afrika!

10-ka Hoggaamiya shirkaddaha isgaarsiinta afrika Waxaan qormadan uga hadli doona 10-ka shaqsi ee hoggaamiya shirkaddaha is gaarsiinta afrika ugu awoodda badan, shaqsiyaad kaas oo adduunyada siyaabo kala duwan looga xusay...

Hal-abuurki iyo Hindsihii Sacdiyo!

Hal-abuurki iyo Hindsihii Sacdiyo! Sacdiyo waa hooyo Soomaaliyeed oo muujisay awooddaha ay leeyihiin dumarku. Haddii ay maanta hesho garab istaagga ay uga baahan tahay dadkeeda Soomaaliyeed, waxey ka mid noqon kartaa shaqsiyaadka...

Bukaanada u Adkeysta Dawadda oo ku badanayo Soomaaliya!

SOOMAALIYA: Bukaanada u Adkeysta Dawadda Cudurka Qaaxada oo ku badanayo! June 2014 - Adkeysi jeermiska sababa cudurka qaaxada ee u yeesha daawada ayaa si aad uga baahayo dalka Soomaaliya sida...

Awooda Shacabka. W/Q. Ahmed Hayow

Dal waxaa hogaanka u haaya shacabkiisa, waayoo ayaga ayaa ah kuwa doorta shaqaalaha u shaqeyn doona oo rabitaankooda ku shaqeyn doona, qofka ah musharaxa Madaxweynaha waa qof raba inuu...

UBAD badan IID uma ahan! WQ: Ramla Gobdoon

UBAD badan IID uma ahan! Dadka Islaamka ah, ee ku nool adduunka, wax ey leeyihiin maalmo u gaara, oo ey farxad ku dabbaaldagaan. Waa labada Iid, ee lagu kala magacaabo...

SHEEKOOYIN