Ku ma Faraxsani!
Farahaas aad arkaysaan, waa farahaygii. Ku ma faraxsani qaabka qaybsiga dowladdeenna. Ku ma faraxsani haybsooca ah 4.5. Ku ma faraxsani in shan farood, oo hal gacan...
146.
David iyo Lee waxay go'aansadeen inay kiiska geeyaan maxkamad, maadaama la haayo Kamaal iyo Lewis oo qirtay inuu Holmes lacag ku siiyay inuu soo sheego halka uu Raage jiifay,...
Haddii aad aragto qof ku guuleystay doorasho madaxnimo, waxaad xasuusnaataa inuu jiro siyaasi qarsoon oo dadaal ku bixiyay guushaas.
David Axelrod waa nin ku takhasusay u ololeynta musharixiinta, wuxuuna weligii...
Maansada: I SU DARAN!
Indhowaydba DEELlEEY
Ma daalacan, ma aan deyin
Ma dallicin, ma dawdabin
Dibnahayga uma furin
Ma haaneedin Dowriyo
Sidigtaydii Dacarreey
Inta deebsho gaawaha
Ma dambarin dambeeddada
Faraskaygi Doollaal
Isna dabarka kama furin
Ha yeeshee, dakaan iyo
Doobba gorayna maan...
Midnimooy miyaan kaa maarannaa!.
Midnimo asal ahaan, waxey ka abuurantaa oo ay ka soo dhex billaabataa lab iyo dheddig is jeclaaday oo is xod xodasho ka dib ku heshiiyay in...
Waraysiga mas’uulka amniga!!
Halkani waa Baar Liido oo Muqdisho ku yaalla. Waa goob lagu qaxweeyo oo Xeebta Badwaynta Hindiya ku jeedda. Maalin kasta halkan dad baa soo buux dhaafiya. Waa...
DAACADNIMO DILLAANIMO KU DAMBAYSAY!
Daarta aad maanta ku harsanayso in ay noqonayso midda aad bari ku dhiman doonto iyo in ay noqon doonto mid aadan calfan oo aad uga haajiri...
Cambaro waxa ey ku nooleyd magaala madax Soomaaliya Mugdisho. Waxaa muddo ka dhex guuxeysay riyo aad u weyn, oo ah, in ey mar tagto dalalka Yurub, si ey u...