Maansada Murugadooda Reer Yurub
Waa maansadii 7AAD, oo ka mid ah silsiladda MIDNIMO. Maansadu waxay si gaar ah u daba socotaa maansooyinka ka horreeyay oo ay curiyeen Saciid Muuse, Cabdiraxiin H. Galayr iyo...
Danbar iyo dhaay baa u lisane, ha u yaboohina ciir iyo barax aan dux laga heli karin!.
Dhegaha caalamku, markii ay maqleen in ay dhulka Soomaaliyeed macdan iyo batrool laga...