Maansada; Cibaaro!
I caleemo saaroo
Igu daadsha caanoo
Ii taaga calammoo
Ii luxa caleemmoo
Ha i dhigina ciiddoo
Cirka igu dawaafshaay!
Car i dhiga dhulkaan iyo
Ciidda iga dhawriyo
Carradiyo dhulkoo idil.
Wixii aan cantuugee
Aan cunaha mariyiyo
Cuudkii dhankay mara
Caddaan...
Ballan iyo saxiix aadan fulineyn, beenlow sirqabe ah bey kaa dhigaan!.
Qofku wuxuu milgo maamuus iyo karaamaba yeelanayaa marka uu run sheeg yahay beentana ka fog yahay, taasoo u soo...
Fal celinta caqliga!! (Qormo)
In qof qof loo noolaado oo aan waxbana leysku darsan iyo in dan la wadaago tee baa kula qurxan?
Su'aasheydaas baad la yaabtay iyo sidaan uga dhacsanahay...
Madaxweyne adigu is eerso cidna ha eedin!
Qofku marka uu wax xulanayo, nolosha ama kala dooranayo hadba degalka iyo deegaanka, dadka iyo dun iyo danwadaagta, waa inuu ka fiirsadaa kuna...
Maansada; U Maciin Macbuudow
Waa maanso ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 11AAD ee silsiladda. Marka laga soo tago inay sii xoojinayso MIDNIMADA waa ALLE BARI, DUCO iyo ALLE TUUG, waxayna ku...
Iyadoo ay soo kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee inta ay ka bexeen Diintoodii Islaamka ahayd hadana dagaal aan kala joogsi lahayn ku haya Diinta oo maalin kasta Muuqaalo ceebeynaya Diinta...