Maanso Ambaqaad
Maansadan ambaqaad waxaan curiyay 17.09.2011 waxaana igu dhaliyay, dood ku saabsan in mar walba ummadeenu halhays iyo halqabsi ka dhigato, adduun weynahaa dhibaato nagu haya, faragelin shisheeyaa jirta,...
Gabaygan ayaa waxaa igu dhaliyay qoraal uu soo gudbiyey Saaxiibkay Mohammed Hassan oo xusayo inay reer GEDO ku dhiiradeen, inay Gumaysiga umaddii Soomaaliyeed Hebedka ka wada dhigay laga gilgisho,...
Maansada: I SU DARAN!
Indhowaydba DEELlEEY
Ma daalacan, ma aan deyin
Ma dallicin, ma dawdabin
Dibnahayga uma furin
Ma haaneedin Dowriyo
Sidigtaydii Dacarreey
Inta deebsho gaawaha
Ma dambarin dambeeddada
Faraskaygi Doollaal
Isna dabarka kama furin
Ha yeeshee, dakaan iyo
Doobba gorayna maan...