suugaan

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.4aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.4aad) “Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!” Waa duub dadku u sinnaayeen, duub ka damqada xumaha oo dhan. Xasuusaa xusuus keenta; sheekaa sheeko dhalisee, waxaan beri aan saas u...

Maansada Guraabbaas ka mid ah Gurmadka Badda W/C: Cabdinuur Afeey

  MAANSO>> GURAABBAAS Hal abuurka da'da yar ee   Cabdi Nuur Afeey,  ayaa isagoo dareenkiisa  cabbiraya wuxuu  curiyey Maanso ka hadlaya  wacyiga maanta taagan,  waana  qayb ka mid ah suugaanta badda...

XASIL OO ILA GARO. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO.                                                               ERAYADA QAAR Erayda qaar ee kasoo baxa Afka dadka ku hareeraysan noloshaada ayaa mararka qaar cajiib ah sida ay saamaynta balaaran ugu yeeshaan noloshaada, qaar ayaa...

Hambalyada Laashimiinta ee Sanadguurada Mareegta Laashin

"Hambalyo,hamabalyo, hambalyo! Sanad guuradda labaad ee mareegta Laashin.net Howlwadeenada iyo hal-abuurka Qalinleeyda dhammaan bahada Laashin.net sanad guura wanaagsan halkiina ka sii wada dadaalkeena waan guuleeysan doonaaye Insha'Allaah! Hambalyo mar labaad...

XASIL OO ILA GARO. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                               DADKA IYO SAAMAYNTOODA Waa qasab in dadka noloshaada ku hareeraysan ay dhinac u bataan wanaag iyo xumaan marka laga hadlayo, balse, taas ma ahan midda macnaha badan suubinayso, waxa...

Ilaahay الله Wuxuu Toddoba Goor Lacnaday laba Qabiil oo Carabta ah.

  Ilaahay الله Wuxuu Toddoba Goor Lacnaday laba Qabiil oo Carabta ah ee Bakr bin Waa'il بكر بن وائل iyo Tamiim bin Marrتميم بن مر   كتاب مجمع الزوائد ومنبع الفوائد -...

GABAY MISE GARAB- DAAR W/Q:Cabdullaahi Shire Yuusuf.

GABAY MISE GARAB-DAAR Qof waliba wax baa Eebbe u fududeeyaa,mid baa fuundi nimada ku sabcan oo ay u sahlan tahay qaab ka wax loo dhiso,mid baa yaqaan sancada birta iyo tumideeda,mid baa...

SHEEKOOYIN