suugaan

Hanashada Hiigsiga iyo hanaqaadka himilada W/Q Abdirisak Ahmed Nur

Hanashada Hiigsiga iyo hanaqaadka himilada Marka hore mahdin eebbe weyne aan ku bilaabo marka xigtana aan dhaadhaco micnaha guud ee maqaalka oranaya hanashada hiigsiga iyo hanaqaadka himilada oo micno ahaan...

Gabayga: YOW GAR NAQI DOONA? Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: YOW GAR NAQI DOONA? Ga’da maanso, geeraarya gabay, gebigeed suugaanbaGiraantii murtida waayadaan, gaalibkeed dhigayeMana gabin Galayroow sidii, gaanyagoo kale’eAnigaa guddoonsaday inaan, gaawaheed dhigo’eHa yeeshee, go'aannada adduun, gelinle weeyaaneGondodhaladka taladuna...

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka! Q4AAD W/Q: Xasan K. Cuute(Shiribmaal)

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q4AADSidaan horeba ugasoo warranay Shirib goob laga sheego iyo Gole la isugu yimaadu waxaa u dambeeysa Shanleeydii aan kusoo qaadanay qeybti sedexaad. Shanta lafteeda lagama curin...

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka Q3AAD W/Q: Xasan Kaamil Cuute(Shiribmaal)

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka Q3AADWaxaan fillayaa inaan isla fahannay macnaha Shiribkaan seddexleeyda ah iyo u jeedooyinkoow koobayo laakin xaqiiq jirta wada ah, hubaal marka aad dooneeysid inaad intaan "Gabay"...

Dulucda Maahmaahda iyo Murtida. W/Q: Abwaan Maxamed X. Faarax

Dulucda Maahmaahda iyo Murtida.Maahmaahdu waa xubin ka mid ah Suugaanta weliba bahda murtida, Af kasta oo adduunka ka mid ahi wuxuu leeyahay maahmaahyo, qaarkood waa isku mid qaarkoodna wey isu...

Gabayga: DHARDHAAR DHAQAN!

Gabayga: DHARDHAAR DHAQAN! Gabaygaan magaciisa waxaa la yiraahdaa (DHARDHAAR DHAQAN!), wuxuuna jawaab maragfur ah u yahay gabay ay tirisay abwaanad Hodon Sh. Cumar.  Gabagaa Abwaanaddu waxay uga hadashay farsamo hidde...

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q2AAD W/Q: Laashin Cuute (Shiribmaal)

                    Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q2AADWaxaynu hore u soo qaadanay,arrimaha shiribka iyo qaababkiisa kale duwan,waxaan soo sheegnay laba qaybood oo kala ah,shiribka Halleey iyo Labaaley, haddaba inaga oo hore usii wadi...

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q1AAD W/Q: Xasan Kaamil Cuute(Shiribmaal)

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q1AAD Hordhac Suugaanta Soomaaliyeed waa mid ka mid ah waxyaabaha saldhiga u ah dhaqanka, bulshada soomaaliyeedna waa kuwo ku tilmaaman murti iyo suugaan qotodheer oo hadalka lagu iidaamo,...

Gabayga tahriib iyo tala Xumo W/T: Laashin Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Gabayga tahriib iyo tala Xumo  Gabaygan waxaa tiriyey Laashin: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal" Waa gabay uu uga warramo dhacdooyinka joogtada ah ee ay la kulmaan bulshada Soomaaliyeed,  sidoo...

Gabayga Qaadan waa! Jawaabtii Gabaygii QAWAD, W/T: Layla Ladan Shadoor.

Gabaygan Qaadan waa waxaa tirisay Leyla Ladan Shadoor, Waa Gabaygii saddexaad,   wuxuuna Jawaab u yahay Gabaygii QAWAD  Laashin Ibraahim Cusmaan Afrax(Nolosha) Waxaa hore uga Jawaabtay Hodan Sheekh Cumar oo...

SHEEKOOYIN