suugaan

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q8AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q8AAD Haddii aan kasii amba qaadno halkii ay noo joogtay. Qormadeynii Xeerka iyo xikmadda Shiribka, maadaama aan tireyntii wali noo dhamMaan waxaan qormadaan ku soo qaadaneynaa...

Gabayga: “Wayrax” Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: Wayrax Waswaas beerka, wax xun faafintiyo, wiirsi dhagarayntaWaraf tuurka, caay weerarkiyo, been la wadanwaadkaDulmi wahanka, waaw qayladiyo, eed walaanwalintaWalaac muranka, xujo weecadkiyo, laba wejiileyntaWiswis gelinta, hadafkii walbaba, ee waqti...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q7AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q7AAD Haddaan kasii amba qaadno halki ay noo joogatay, Xeerka iyo Xikmadda Shiribka. Qeybtaanna waxay xariir la leedahay isla qeybii hore ee halxiraalaha aheyd laakin waxaan...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:23AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:23AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Jabaq ayaa hoosta ka yiri, “Aqool xumidi aad ka dhaxashay abootadaa aad rabtaa in aan ununkana ama annagana ku dhaxal weyno. Xeey isu...

Gabayga Qasad W/T: Dhaqane Rooble Xalane (Dhaqane Dhuux)

      Gabay ka mid ah Silsiladdii Qawad ee uu bilaabey Ibraahin Cismaan Afrax(Nolosha) waana Silsilad  Xifaalla ahayd oo u dhaxaysay  gabdhaha waayaha cusub iyo Wiilaha  waayaha cusub  is dhalanroga dhinacyada...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q6AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q6AAD  Shiribku waa suugaan dhedhen iyo dhumucba leh waana murti iyo macaan koobaysa wax badan oo aan si sahlan lagu soo gudbi karin ujeeddo ahaan...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q5AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q5AAD Shiribka TobanleeyWaxaynu hore u lafa gurney qaybihii hore, caynka iyo jaadadka shiribka sida: “ Labaaley, Saddexleey, Afarreey,Shanleey, Sideedley iyo sagaalley”  Haddaba weli waxaan ku jirnaa...

Maansada: HABLAHEENNA Curiye: Bashiir M. Xersi

Maansada: HABLAHEENNA  Hablaheennu waa gobeRaggii baa hagranayooHayin iyo u noqon hebed. Hablaheennu waa gobeRaggaan hiil u gelinooLa hinjinin canaabaha. Hablaheennu waa gobeRag la hawl galoo wacanOo hagaagsan baan jirin. Hablaheennu waa gobeRag...

Gaso Ganuun Gasiin (Q22aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun Gasiin (Q22aad) Sheeko, sheeko Sheeka Xariir! Jabaq ayaa cabbaar aamusay. Odaygi ayaa madaxa u salsalaaxay oo yiri, “Haddow igaar jiro, waa adigee, ii wad warka.” Jabaq ayaa indhaha baarkooda...

Heesta: Haba doorannina! Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Heesta: Haba doorannina! Xildhibaan duciyoAmmaan daahda iyoAbaal dawyo badanAad degeshatideDoc codeysigiyoDacwadaan tixgeli Nin dantiisa quraDadaal goobayooMaatida dayacanAan daryeelinineJago doonadkaaHaba dooranina! Geesi daacadooDar ALLIYO xaqiiqDiin iyo xishoodDadnimiyo dulqaadKu darsaday damiirNoo doora kaas✔ Doogihii darraadWaa...

SHEEKOOYIN