Deeqa waxay furatay account ay ku shubatay 20 kun oo doolar, Bangiga ay ka furtay ayaa si fiican u soo dhaweeyay, marki ay u sheegtay inay u shaqeyso shirkadda...
Maalinti ugu horeeysay ee wada shaqeynta Aabe Daahir iyo Saalim, ayuu odayga gaari uga soo qaaday gurigiisa, si loo soo tuso howsha uu qabanaayo, dabadeed waxay raaceen 20 tareel...