Sheeko

Albaabkii Jinniga Q2AAD W/Q Cabdullaahi Muuse Yamyam

Albaabkii Jinniga Q2AAD Wayrax iyo Colaad mid walba. waa laba oday oo kala hoggaamiya labo qabiil oo aad u tiro tayo badan. Boqolaal sanna isa soo dagaalayay. mid walba wuxuu...

Habboon ma Jinbaa? Q2AAD W/Q: Cabdiraxmaan Maxamed Axmed(Warmooge)

Habboon ma Jinbaa?Q2AAD  Albaabka shabbaga ah, ee geedka Xayaabka ahi isku marmaray ayaan laba farood ku riixay, horenna waan u galnay, halkaa kolkaan dhaafay, ee kaabbada afarta lakab ah, ee...

Albaabkii Jinniga Q1AAD W/Q Cabdullaahi Muuse Yamyam

ALBAABKII JINNIGA Q1AAD waxay ahayd abbaare saqdii dhexe markii uu qoyska reer Geedi uu ku soo biiray wiil yar oo loo bixiyay Raage, qoyska reer Geedi waxay ka koobnaayeen sagaal carruura, Hooyadood,...

Sheeko gaaba: Kabo Qaate W/Q: C/fitaax Maxamuud Dhegobaaf

kaba qaade. Waxay ahayd  goor  cilcilow ah, Cirku waa madoowyahay waa xiligii Salaadda Subax adinkii hore wuu dhacay  markaasuu wadaadku. aqiimkii isu taagay,  iftiinbaa soo socda kaaha waaberi, welise qoraxdu...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  “GODOB IYO GARAAW”                                                    (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 10aad   Waxaad mooddaa hinda in ugu yaraan kaashasada ay nafteeda kaashatay ay intan kusoo gaartay, oo haddii maalinkii dhibka ku dhacay ay...

Jacaylkii Aragtida Ku billowdey kuna dhammaadey W/Q: Abdiwahaab Abdulqaadir Maxamud (Carab)

Jacaylkii Aragtida Ku billowdey kuna Billowdey kuna dhammaadey. Aqoon uma lahayn ogaalna warkiisa daa, waxaan ka haystay maqaale iyo sheeko dhegood badan, inta badan waa arrin laga faalloodo, haddana qofku...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) W/Q : MOHAMED MUSA SH. NOOR

                                                “GODOB IYO GARAAW”                                                    (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 9aad   Yelaa wuu hilmaama haddaad maqli jirtay hadda waa yeelaa ma hilmaamo, qofka  xumaanta uu geysto hilmaamo waa qof aan shallaayto ka...

Habboon ma Jinbaa? Q2AAD W/Q: Cabdiraxmaan Maxamed Axmed(Warmooge)

  HABBOON MA JINBAA?Q1AAD Ma garran karo sababta aan sheekadan kaaga sheekaynayo, kaliya se waxaan oggahay inaan qoray, adna aad akhriyayso ama dhagaysanayso. Go’aanka ayaa ahaa inaan cidna u sheegin siday...

Sheeko gaaban: Agoonkii guusha gaarey W/Q: Cabdiwahaab Cabdulqaadir (Carab)

Agoonki hadafkiisa gaarey. Shaafici waa wiil dhallinyaro ah da’diisuna ay tahay 17 sano jir, wuxu dhigta Dugsi quraan (Malcaamad) iyo dugsi waxbarasho oo uu aado gelinka dabme, waana arday aad...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) W/Q : MOHAMED MUSA SH. NOOR

                                                “GODOB IYO GARAAW”                                                    (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 8aad   Laba kala bariday kala war la’ ayaan maqli jiray, ninba dhinac ayuu u hadlayaa, waa la isla hadlayaa, waana la kala...

SHEEKOOYIN