Waqtigeeni wacnaa inagaa walaacinay
Waan soo tagay anoo maankeygu ku soo dhacayaan erayo badan oo ay laabtu jeclayd inaan ku iraahdo balse afku diidanaa qiritaankood.Uma sheegi karin inaan ka helay,...
Dheemmantii la dhibay!
Badi muslimiinta ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Barri,waxa ay soo tukadeen salaaaddii casar.Anigu wax aan dib ugu laabtay gurigaygii ;si aan mar kale isugu diyaariyo...
HABEENKII KUNKA HABEEN Q1AAD
Kursi isbuunyo ka ah qeybta looga fadhiisto, geesaha sare iyo labada garab ee xusullada la saarto, ka ah caaw is dhaafdhaafsan, muuqaal ahaanna aan foolxumo ishu...
Maxaa ii geeyey Naagtaas!
Saaxiibtiis ma aysan doonayn in saaxiibkeed ay haweeney kale la wadaagto macaan uu qabo dartiis, markaas ayey garatay in ay aaddo Saaxiriinta wax sheegta, si ay...