KU XAD GUDUBKA XUQUUQDA DUMARKA GOORMAAN ISKA DEYN?!!!!!! Iyada oo yar ayey reerkeeda xoolo uga soo baddasheen si ay ugu noqoto Marwo uu dhaqdo oo uu ka helo Dad...
Saaxiibkaan Eersaday Q12AADLuul ayaa iyadoo dhiigu ku karsan yahay cisbitaalka orod uga soo baxday, waxaana ku ciirtay talo. Luul waxay ku soo dhacday gaarigeedii, intii ay gurigeeda u soo...
Xero Shaydaan Waxay ahayd maalin aad u kulul,waa 1978ki ,Bishana waa ogost ,Daahir Guuleed Cali Wuxuu maalintaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Malik Cabdulasis, Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya....
Aroortii lay haleelay.Aroortii lay haleelay jaamacadda aan dhigto ayaan joogay. In kasta oo jawigu aad u qaboobaa hadda na xilli hore ayaan soo jarmaaday. Kuulliyaddayada horteeda ayaan fadhiyay markii...
Sheeko Gaaban: Laba qaraab doona oo isku qaldamay.Waxay ahayd galab jimca ah, waddooyinka suuqa Bakaaro buuq iyo cariiri badan kama jirin, dadkuna si teel teel ah ayey u marayeen...