Sheeko

Tuugsigii dadbanaa Q8AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q7AAD Waxaa bilawday olole ballaaran oo dalka looga nadiifinayo,meelihii ay daganaayeen iyo meel walba oo lagu arko qof tuugsanaayo, hantidoodan lala wareegayo qofkii lagu helo fal tuugsi...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q6AAD W/Q: Axmed Xaayoow(Aun)

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q6AADHabeenki axadda soo geleysay Bashiir ciddi uguma imaad buundadi Via Ugandha,ku dhawaad toddobadi ayuu ku gaaray asagoo yaaban oo niyada isleh (Soo daahistu maqnaanshaha ayay...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:29AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

                  Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:28AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Waxay meeshoodi fadhiyeen muddo dheer. Odaygi ayaa soo miirsaday ama miyirsaday, markaasuu hareerahiisa dhugtay. Waxa uu arkay Jabaq oo agtiisa yuurura. Waxa...

Tuugsigii dadbanaa Q7AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q7AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)Waxaa jiray dhulka loo yaqaan SHAAM waxaa ka talin jiray boqortooyo, Qani ah oo dhaqaalaheeddu heer sare gaaray, ruux walba io dagaankaa ka tirsan...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q4AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q4AAD Daahir Garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho ayuu ka soo degay dhammaadki sanadki 1980 isaga oo xanbaarsan dareen ah, in uu la yimid karti uu ku...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q28AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q28AAD Maamma Dahabo, waa isaga huleeshay reerkii ay soo booqatay, kaddib markii ay istaagga uun isku wareysteen iyada iyo Xaajiyo...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q5AAD W/Q: Axmed Xaayoow(Aun)

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q5AAD Qofka waxa ugu horreeya uu barto ayuu goor walba raadiyaa, middaasoo ah waxay dadku ka siman yihiin, Bashiir shukaansigi ugu horreeyay noloshiisa wuxuu ahaa mid...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:28AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Odaygi ayaa haddana cabbaar aamusay. Inta uu farta kor u fiiqay sida qof wax tilmaamaaya ayuu yiri: “Horta waxaan kaa ilaabay-- ma ilaabine, dhiillaa na soo...

Tuugsigii dadbanaa Q6AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q6AAD Waxaan ku dhahay, bal waxa faahfaahin ma iga siin kartaa, arrintii maanta iyo masaajiidka aan kulanay? Waxa uu yiri haa, balse waxaan ka jeclaa inaan qoraal ahaan...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q27AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q27AAD Reer Maxaad Cali, waxaa waagu ugu baryay welwel iyo hurda la'aan. Waxeey la yaabeen waxa helay Xaaji Axmed...

SHEEKOOYIN