Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q50AAD Waxaa la joogaa Maxkamadda ku taal degmada Raqay weyne,maxkamadda dadku waxeey u imaanaanayaan teelteel, waxaa lagu fadhiyaa kuraasta dhex taal...
Labiskaan iyo afkaan maba is lahan abaayo!!.(Sheeko gaaban)Waxaan u socday Masjidka waxaan u dag dagayay salaad Maqrib, indhahayga ayaa waxay si lama filaan ah ugu dhaceen laba gabdhood...
Tuugsigii dadbanaa Q13AAD Waxaa halkaas nooga bilaawday farxad iyo reynreyn, gaarigeenii ayaan ku soo dhacnay ayadoo sidii boqorrada naloo soo ambobixiyay. Markii aan aniga iyo Daahir laamiga ku soo dhacnay...
Kalgacaylkii Kureynimada Q4AAD Waxuu waqtigu is guraba, waxay kafursan wayday inaan mar labaad taleefan raadsado, bal si aan gabadha u wada gorfayno xaajadeena ugubkaa. Saaxiibkay Daadir timo, oo baryahaan danbe...