FARXADDU IIB MAAHA Q/12AAD
Habartii faalisada intaa kuma harin ee afar nin ay ka soo adeejisay si dahabka gurigaas yaala oo sariirta hoosteeda ku duugan iyo kan uu ninka meel...
Filan waa Q18AAD
Lammaane walba ama laba qof oo is jecel xilliyada gunaanadka sheekada hasaawaha iyo waqtiga kala guurka, culays badan ayaa la soo darsa, taasina waa mid inta badan...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q17aad
Islaantii safiyo kolkay odayga kelmadahaas xaraarka badani ka soo baxeen, ayay is waydiisay falka odayga ka careysiiyay ee ay ayada iyo gabadheedu falkiyeen, maskaxda...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q16AAD
Nasra waxay ahayd gabar la jecelyahay, gaar ahaan aabbaheed ku indho kuusho, waxay ahayd qoyskeeda u ahay ubax ay ku ildoogsadaan, waxaana loo...
INTAAN CIRKA AHEYNAA CIJIDEYDU KU TAAL Q/4AAD
Lugta hore ayuu barkanyahay, baahi ma heyso oo habeen hore fiidkii ayuu neef Geel ah ka cunay Ragga hadda madaxiisa sida. Hurdada isaga...