Sheeko

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q16AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q16AAD Nasra waxay ahayd gabar la jecelyahay, gaar ahaan aabbaheed ku indho kuusho, waxay ahayd qoyskeeda u ahay ubax ay ku ildoogsadaan, waxaana loo...

FARXADDU IIB MAAHA Q/10AAD

FARXADDU IIB MAAHA Q/10AAD Xaaska Raage oo si quman u dhageysaneysay ayaa ku tiri: "Nin adduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban, Raggoow waxaan nahay labo qofood oo xaq isku leh,...

Filan waa Q16AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

    Filan waa Q16AAD Maxamed intii uu quraacda cunaayay hooyadii ayaa qolka ugu soo gashay, waxayna waydiisay isbaddalka maalmahan ku dhacay iyo telefoonkan faraha badan ee maalin iyo habeen dhagta uu...

BAADI FAL XUN IYO FAQ LIBAAX

Sheeko gaaban BAADI FAL XUN IYO FAQ LIBAAX Dhib ma jiro xageyga xaaladeeyda waa caadi adigana waxaan filaa in xaalkaagu caadi yahay, inkastoo maalmahaan albaabka gurigeyga uu noqday mid ay soo...

INTAAN CIRKA  AHEYNAA CIJIDEYDU KU TAAL Q/4AAD

INTAAN CIRKA  AHEYNAA CIJIDEYDU KU TAAL Q/4AAD Lugta hore ayuu barkanyahay, baahi ma heyso oo habeen hore  fiidkii ayuu neef Geel ah ka cunay Ragga hadda madaxiisa sida. Hurdada isaga...

FARXADDU IIB MAAHA Q/9AAD

  FARXADDU IIB MAAHA Q/9AAD Maalinkaa waxaa ka soo warreegtay sideed sanno,  sadax maalin ka hor ayaan ka war helay iney nooshahay magaaladaan joogto,  waliba nin lacagleey ah oo la yiraahdo...

INTAAN CIRKA AHAYNAA, CIJIDEYDU KU TAAL Q/3AAD

  INTAAN CIRKA AHAYNAA, CIJIDEYDU KU TAAL Q/3AAD  Koobkii bigeyska ahaa haddiiba way ka tuurtay, markaasaa mid caddeys ah loo shubay, kan dambe si deggan ayey u fiiqdaneysaa, waxay Reerka uga...

INTAAN CIRKA AHEYNAA CIJIDEYDU KU TAAL Q/2aad  (Sheeko gaaban)

INTAAN CIRKA AHEYNAA CIJIDEYDU KU TAAL Habeen hore, markii la casheeyey ayey Hooyo Mako, wiilka Mataan ah ku tiri ' Maandhow bal orod oo xerada yaasiimanka kusoo ood, ha yeeshee...

INTAAN CIRKA AHAYNAA CIJIDEYDU KU TAAL Q1 W/Q: Qaasim (Nero)

  INTAAN CIRKA AHAYNAA, CIJIDEYDU KU TAAL Q1 Iyada oo Dhabarka ku sida, waxoogaa Adeeg ah oo ay kasoo iibsatay tuulada oo ka yara fog, ayey gurigii timid oo diyaarin kula dhaqaaqday...

Filan waa Q15AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q15AAD Xiligii balanta markii la gaadhay Maxamed intuu labistay ayuu horay ka aaday xaafadda Dhagax jabis oo ah halka uu ku yaallo guriga lagu balansanaa, Deeqa oo ganjeelka aqalka...

SHEEKOOYIN