Sheeko

Garbaduub Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Garbaduub Q1AAD   Waxaa uu indhaha kala qaaday isaga oo la jiidayo labada garabna laba nin oo xooggani ka hayaan, faraha foodooda ama afka hore ee kabaha ay ku socodsiinayaan, wuxuu...

Dhaqtarad iyo Injineer ( sheeko dhab ah)

Dhaqtarad iyo Injineer ( sheeko dhab ah) Nolosha waa mid socoto uma hakato wax walba oo dhaco xumaan iyo wanaag, farxad iyo murugo, nolosha qaabka ay u samaysantahay ayaaba ah...

CAQLI COL HORTII JABAY WQ; Xasan Mudane

CAQLI COL HORTII JABAY “Addoonku wuxuu xorriyaddiisu u maraa qulqulad.” -Frantz Fanon Hawraartaa kor ku xusan ee taariikhdu ka weelaysa halgamaagii xaqudirirka ahaa ee Frantz Fanon, waxay hab tusmayn u tahay dhallinyarada...

U QAADAN WAA (Q4AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon).

U QAADAN WAA (Q4AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon). Haa, sidee lagu helaa qof aad dooneyso, ogeyna in uu ku doonayo?. Naftaydu waxa ay ku jirtaa dagaal, waxa ay dhex...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q39AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q39AAD Tan kale Saaxiib waayo aragnimo ka qaado, jacaylka kugu dhacay, ragga kula jaalka ahna qisadaada u weri si ay cashar ugu noqoto, kolay raggu waa...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q38AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q38aad. Xasan: Walaal xogtaani waa mid run ah, walaashayna aad baan ugu qanacsanahay, waxa ayna ka soo heshay gabar ay saaxiib yihiin walaashay, Nasrana ay...

Filan waa Q41AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q41AAD Wuxuu yidhi “malaha waxay moodaysaa inay calaacalkaa calool jileeca dabacsanaan  iiga helayso, tahriib ma ahaane waligaa ha soo laaban haddaad doonto. Balse, Maxamed go’aankaa naf la tashiga markuu...

WANAAG IYO XUMAAN MIDKEE AYAA AAD FILATAA? BY: CABDULLAAHI NUUR COLOMBO

Wanaag iyo xumaan midkee ayaa aad filataa? ====================================   Nin xigmad badan ayaa fadhiyey waddo tuuladiisa laga soo galo. dabeedna nin socoto ah ayaa u yimid oo waydiiyey ``Waxa aan doonayaa in...

KADINBAX Q12AAD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

                   KADINBAX Q12AAD Sacdiyo qalanjo intay taaggi sare ee dukaanka afkiisa hore ahaa, hoos uga degtay oo sagxaddii dukaanka istaagtey ayey baqshaddii...

DOOB GAAMURAY Q – 15aad W/Q :- Barbaariye Bashiir Cali Xuseen

DOOB GAAMURAY Q – 15AAD Qoyska reer Haybe Warfaa, waxa ay la murugaysan yihiin oo ay ka seexan kari weysan yihiin maqnaashaha gabadhooda oo meel ay ka doonaan ay garan...

SHEEKOOYIN