Qormooyin

 Ma Illoobi doono Q1AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

 Ma Illoobi doono Q1AAD Magaceygu waa Bile Raage. Ina Muslima Wardheere. Haddaanan aheyn qof dhoofay oo dhul shisheeye jooga, gu’geygu waa sagaal iyo labaatan jir. Waxa aan ahay rejo-suge higsigu...

TANI WELIGEED BAY JIHAADAYSAY! W/Q: Suldaan Nayruus

TANI WELIGEED BAY JIHAADAYSAY! W/Q: Suldaan Nayruus. Waa aan kuray ahaa ayaa niga oo marar kala duwan raadye daarnaa mawjadihiisa warwareejinaya, waxa aan geeyey meelo ay ku kala jireen raadyihii...

 BARO BOQOL ERAY; Casharka 8aad W/Q: Caliqeyr M. Nuur

BARO BOQOL ERAY; Casharka 8aad Kal – Laab Kal:Tib, tiir labada af ka gamuuran oo badarka lagu tumo. Tusaale: Kal iyo mooye ayey reer miyigu badarka ku tuntaan. Laab: Duub, duubid;...

Doob gaamuray! Q1AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q1AAD Waqtigu wuu is gurayay, Diiqii baa ciyay, salaad subaxna waa la tukaday, markaasi ka dib, baalalleyda duusha ee geed fuulka ah ayaa isku darsaday sawaxankoodii jalajalamta ahaa...

KADINBAX. Q3AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX. Q3AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Waayuhu waxay is guraanba waxa mar kale yimid Axad. Joon hooyadiina sidii caadada u ahayd-ba, Axaddaan waxay mar kale isu diyaarisay, inay is...

MANSADII: XAALMARIN QARAN. W/C: Xasan Cabdi Abtidoon

Maasadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: "XAALMARIN QARAN" waa maanso/Jiifto ka hadlaysa dhibaatada haysata Ummadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo madal laysku hediyo noqotay. Maansada...

Tilmaamid Buugga: GASO, GANUUN iyo Gasiin. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Tilmaamid Buugga: GASO, GANUUN iyo Gasiin. Buugga GASO, GANUUN iyo GASIIN ee uu qoray Borofaysar Cali Jimcaale Axmed, waa buug aaney fahmi karin in badan oo wax aqrisa. Waa buug...

Maansada Galabtii madoobayd. W/C: Abwaanad Farax Sheekh Cabdirisaaq

Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: “GALABTII MADOOBEYD” waa maanso baroor diiq u ah dadkii ku shahiiday qarixii 14-ka Oktoober ee 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan “SOOBBE” Waxa...

Fayoobaanta nafeed. W/Q: Axmed Saalax Muxammad.

Fayoobaanta Nafeed. W/Q: Axmed Saalax Muxammad. Danaynta badan ee loo hayo aadamaha iyo lexjeclada laga qabo ayaa keentay in si isku mid ah looga warhayo caafimaadkiisa duleed iyo midka nafeed....

KADINBAX Q2AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Noloshii Giovanni (Joon) John, wuxuu ku dhashay, waddanka Talyaaniga gaar ahaan magaalada Millaano, sannadku markuu ahaa: 4-Oktoober 1941-dii. Hooyadiis iyo Aabbihiis carruur kale ma dhalin oo asiga ayaa u ahaa...

SHEEKOOYIN