Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: “GALABTII MADOOBEYD” waa maanso baroor diiq u ah dadkii ku shahiiday qarixii 14-ka Oktoober ee 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan “SOOBBE” Waxa...
Fayoobaanta Nafeed. W/Q: Axmed Saalax Muxammad.
Danaynta badan ee loo hayo aadamaha iyo lexjeclada laga qabo ayaa keentay in si isku mid ah looga warhayo caafimaadkiisa duleed iyo midka nafeed....
KADINBAX. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"
Waa sheekho si toos ah uga waayo iyo wacaal warrameysa qurba joogta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool waddadama aan Islaamka aheyn. Sidoo kale waa...
Xarafka MA’
Ma ogtahay xarafka (M) inuu koobo wadar guud qaybaha dadku u kala baxo iyo hantida adduun iyo degaan, ee Aadanuhu leeyahay? I la fiiri erayadan;
DADKA;
MUDANE----- aabaha reerka
MARWO------- hooyada...
BARO BOQOL ERAY; Casharka 6aad
Xanaaq – Dhirif – Dharas
Xanaaq –id (m): Caro; ka xumaansho wax dhacay. Waa eray ka unkamay xan + naaq.
Xan: Ku dhegid meeshii la saaro, la dhigo ama la taabsiiyo. Xan...