Qormooyin

KADINBAX Q11AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX Q11AAD Hooyadii waa uu ka aqbalay codsigeedi ahaa in uu u raaco Talyaaniga. Asigoo amminkaas ka faa’iidaysanayaa ayuu isaguna waxa uu hooyadii wayddiistay, in ay siiso ammin uu kusoo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 75aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 75aad                                         1-Haweenta ku jecel Haweenta ku jecel waxba kuma waydiisato aan ka ahayn jacaylka ay kaa doonayso, ma danayso...

WAAYIHII WARSAME Q17AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q17AAD Warsame oo degdegaya ayaa qolkii taarku yaallay ka soo baxay, waxa uu mar horeba go’aansaday in uu gaari kiraysto oo aabbe soo qaado uu na keeno isbitaalka...

Filan waa Q39AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q39AAD Waan ka xumahay in xusuustii Canab maanta  aad shandadeyda ka hesho, yeelkeede waxaan filayaa in arrintaasi wax ka soo qaad lahayn, maxaa yeelay  ammin fog ayaa ka...

    XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 74aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 74aad                                       1- Khaladku waa khibrad. Khaladku wuxuu kordhiyaa khibraddeena, khbaraddeenana waxay yaraysaa khaladkeena, dadku guushaada ayey eegtaan ee...

Doob gaamuray! Q13AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q13AAD Shilka murugada iyo naxdinta badan dhaliyay ee Gobaad darteed u dhacay, wuxuu aad u kala fogeeyay colaad aad u xunna ka dhex dhaliyay, labadii reer ee xididnimada...

WAAYIHII WARSAME Q16AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q16AAD Galabkii jimcada ayaa Cumar iyo ciidankiisi ku aruureen qolkii qur’aanka lagu dhigi jiray. Tirada kooxdu waa labaatan iyo labo kan ugu wayni toban iyo sagaal jir yahay. Cumar...

Waa kuma mucaarad siyaasadeed? W/Q: Shaafici Macallin Axmed.

Waa kuma mucaarad siyaasadeed? Erayga mucaarad waa eray carabi ah, Afka carabiga waxa uu noqdaa dhawr ujeedo oo kala ah: Loolan Xisbi ama urur siyaasadeed Loolan Loolanku waa tartan u dhaxeeya laba qof ama ...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q36AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q36aad. Xasan ” Walaal aad baad u mahadsantahay waan ogaa in aad war sugan ii keenayso, Saaxiibkayna aniga ayaa la wadaagaaya, waaba uu iga war...

Kala duwanaansho W/Q:-Ismaaciil Foodcadde

                                              Kala-duwanaansho Ereygaan ayaa ah mid dulucdiisu ay tahay walxo liddi isu ah, ama ba arrimo is-diiddan oon is-waafqsanayn, isla-markaana aanan la isku raacsanayn oon weliba sinnayn. Haddii aanu si...

SHEEKOOYIN