Suulka lugta iyo sirta ku duugan
Soomaalida waxa lagu tiriyaa dadyowga dunida ugu
faca wayn, maadaama ay ku uuman yihiin geeska Afrika oo la rumaysan yahay in
sooyaalka aadamuhu kasoo unkamay muddo...
Aabbihii Ambaday Q10AAD!
Waxa aan la jiifi waayey lana joogi waayey hinaase oo waxa geyiga soomaaliyeed haween haween buuxa gabadhaan ka calmaday ee aan ku tallamayey inaan nolol wadaagno, qoysna...
ARXAN-GOYS Q-3AAD
Fal walba oo jiraalka carra'edeg ka dhaca iyo walaahow kasta ee ku yimaada Aadanaha iyaga ayaa sabab u ah, ma jirto qaddar timaada sabab la'aan. Aadanuhuna waa maamulayaasha...
SAAMAYNTA TABAN EE DHAQAALE UU KU YEELAN DOONO CORONA VIRUS SOOMAALIYA
Qormadaan kooban waxaan uga hadli doonaa saamaynta taban ee dhaqaale ee uu ku yeelan doono Corona virus Soomaaliya. Corona...