Qormooyin

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                      XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 144aad                                                   1-Caawi fadlan. Isaga oo socod ku maraya wadda xiriirisa gurigiisa iyo shaqadiisa ayuu mar walba ku ag mari jiray gabar...

Gorfeynta; Gaso, Ganuun iyo Gasiin W/D: Ina CUBTAN

Gorfeynta; Gaso, Ganuun iyo Gasiin Prof Cali Jimcaale Axmad qoraannimadiisu waxay ku qotontaa curisyada afeed kuwooda ugu sarreeya, oo hadba kan uu ku qorayo uu kiisa kale u yahay af...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                                 KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 18aad Waxay ahayd dhacdo lama filaan ah oo murugadeeda leh aamusnaan, fajac iyo naxdin ayaa qof walba oo dumarkaas ka mid ah kasoo wada haray, qaarna...

Sameysan la’aanta sumadda qofka! W/Q: Jamaal Cabdinaasir

Sameysan la'aanta sumadda qofka! "Reasoning with out understanding". "Waxba ma sababeyn karitid, fahan la'aan". Qof waliba waa inuu hadlaa heerkiisa. Inaad hadashaa heerkaagana waxaa jaangooynaya waxa ku jira garaadkaaga. "You...

Cabdi indho la’! Q-2AAD W/Q: Cabdulle Cabdi Kariin “Ugaas Jallaato”

Cabdi indho la' Q-2aad Markii aan guriga soo galnay ayaan ku indho daraandaray weynida iyo quruxdiisa waxaa ku dhax yaal beer ay ka baxayaan: Moos, liimo bambeelmo, Qare, Tufaax...

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q-5AAD W/Q: INA CUBTAN

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q5AAD Debbaaldegga madaxbannaanida: dabbaaldeg waa muujin farxad iyo raynrayn, damaashaad iyo dekayn wehliso oo kulan, is arag, isu soobax, dheel iwm lagu barqaysto...

Qalinmaalkii Qarniga! W/Q: Aar Aw Fiqi

Qalinmaalkii Qarniga! Maanta oo kale lix sano ka hor buu iishay Cabdiqaadir C. Maxamuud “Aroma” (1950s—July 16, 2014). Waxa uu ku allaystay London, UK. Hordhac: “Waxa uu ahaa nin Rabbigii...

Dib u milicsiga GASO, GANUUN IYO GASIIN W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Dib u milicsiga GASO, GANUUN IYO GASIIN Prof: Cali Jimcaale Axmed, waa aqoon yahan wax ka dhiga: Queens College ee Jaamacadda magaalada New York ee dalka Maraykanka. Wuxuu dhigaa maaddada...

SHEEKOOYIN