DHULBALLAARSIGII RUUSHKA:
qabsashadii Saybeeriya iyo muslimiinta bartamaha Eeshiya
Waligaa ma
iswaydiisay sababta Ruushku baaxad ahaan aad ugu waynaaday? Maxay ku dhacday in
Ruushka oo aan dad ahaan wax badan ka badnayn dadka...
Amran hooyadeed oo inta soo hilhilatay oo wambar dheer oo horteyda yaallay ku fadhiisatay oo qummaati iiga soo hor jeesatay, ayey tiri: haddaan warrami karaa ee ha nixin...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh.
Nuur
Qaybtii 145aad
1-Soo
laabashadaada.
Soo laabashada aad ka soo laabatid waqtiyada xun
mar walba way ka qurux iyo xoog badantahay mugdigii iyo murugadii...
KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!
Qaybtii 19aad
Waa sida aan horey qormada ugu sheegayee halka lagaa jiro mar
walba ma ahan halka aad filayso idil xanuunkeeda awal inta uu ku ekaa...
Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q6AAD
Ka la miiraan: madaxbannaanidii la mutaystay, balse, aan maamul siyaasadeedkeedu naga dednaa welina naga dedan yahay iyo midnimadii aan miyirka iyo maaninta...