Dhiganha Gardaadiye
Gardaadintu waa ababin carruurta lagu tababbaro, si loogu carbiyo nolosha qaraarka iyo macaankaba leh ee ku soo foolka leh haddii Eebbe tabar geliyo. Gardaadinta carruurtu waa afar qeyb...
Qaahira!
Aniga iyo wiil aan saaxiib ahayn oo la odhan jiray Cali Abuukar Sheekh oo ay qaraabo ahaayeen wasiirkii Axmed Xabiib Axmed ayaa ka soo degnay garoonka diyaaradaha ee Qaahira,...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed
Muuse Sh. Nuur
Qaybtii 155aad
1-Baahida
Waxaa la yiri baahida kuwa aan kuu
baahnayn boholyow ayey u leedahay laabtaada , Boog aan laga kicina waa kugu
yeelataa.
Mmusa
...