Qormooyin

Baadi goob baahi badan! Q-14ADD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-14AAD Waxaa la soo gaaray waqtigii uu dhici lahaa arooska C / rashiid iyo Ilhaan, Xaflad weyn ayaa la abaabulay, dad maamuus iyo magacba leh waa...

FAALLO KOOBAN BUUGGA “SOMALIA: A NATION DRIVEN TO DESPAIR” by Cali M. Diini

FAALLO KOOBAN BUUGGA "SOMALIA: A NATION DRIVEN TO DESPAIR" (SOOMAALIYA: DAL JAAHWAREER LAGU AROORIYAY). Buugga waxaa qoray sannadkii 1996 qoray Danjire Maxamed Cusmaan Cumar. Qoraagu waxa dadka Soomaaliyeed ku tilmaamay ummad dabacsan...

KULA LIHI Q-9AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KULA LIHI Q-9AAD Aamus baan ku jawaabay, inta aan ka arkaayo meel qumman oo aan iskala jaanqaadi karno. Waxa saas ku gaabsaday waa Galool oo saluugsan qaabka uu xaalku yahay...

Baadi goob baahi badan! Q-13AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-13AAD Iyada ay sii xumaanayso dhaqaala xumada boqortooyada xaalkuna uusan ahayn sidii hore ayey siciido xaashi u sheegtay in aysan sii ogolaanayn boqortooyada ay dhaxli lahaayeen...

JIRIDKII JABAY! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Jiridkii jabay! Boqorkii gableey shimbirta, laashin: Axmed Caalin Caddaan Cosoble Eebbe ha u naxariisto. Jiridku wuxuu leeyahay; macnooyin badan waxaase ugu dhaw laba si, kuwaas oo kala ah: Jiridku...

Booska barbaarineed ee Nimco Noor buuxisay

Booska barbaarineed ee Nimco Noor buuxisay Qoomiyadda Soomaalidu qixii ka dib, waxay ku kalA firirtay daafaha dunida. Waxay qaabab kala duwan ugu noolyihiin meelo badan oo ka mid ah caalamka. Soomaalida...

FAALLAYN BUUGGA “THE ROAD TO ZERO: SOMALI’S SELF-DESTRUCTION” by Cali M. Diini

Buugga magacdhawgiisu yahay The Road to Zero: Somalia's Self-Destruction ee uu qoray danjire Maxamed Cusmaan Cumar waa buug aad heer sare ah oo qoraagu kaga warramayo waayihiisi nololeed muddadii...

Maxaad naga soo doontay! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Maxaad naga soo doontay! Eva waa macallimaddeyda, ma ahan qof isla weyn mana ahan sida dadka qaar ee ay caddaannimadu madax martay, waa macallimad kalsan oo laab furan. Wax badan...

Baadi goob baahi badan! Q-12AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-12AAD Cabdirashiid wuxuu sii waday dagaalkiisa qabow iyo riyadiisa uu kula wareegi lahaa boqortooyada xaashi, wuxuu lahaa laamo badan oo isaga si hoose ula shaqeeya, dhan...

Baadi goob baahi badan!!!. Qore : Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 11aad Ilaa xad wuu ku guuleystay ayaa la dhihi karay Muxudiin hanashada kalsoonida maryan, intaas oo kaliya ma ahaynee wuxuu muujiyay in uu dareen jacayl u hayo iyana...

SHEEKOOYIN