Qofka baaddiyaha ama miyiga ka yimaada ee magaalo usoo safra markii uu dib ugu noqdo halkii uu ka yimid waa la soo ag dhooban jiray, habeenkaasna bulshada uu dib...
Sooyaalka saxaafadda Soomaaliyeed
Innaga oo sii ambaqaayno taxanayaashii hore ee marxaladihii iyo waayihii kala duwanaa ee ay soo martay Saxaafadda Caalamka. Waxa lagama maarmaan ah kolkaas in aan wax ka...
U DHAMMEEY KHAALID!
Waa dhacdo waalli ah balse ay sheekadeedu aad u xiiso badan tahay marka looga sheekaynayo qoraal ahaan ama xitaa werin toos ah, hadba tii la doono.Waxaa lagu...
Erayga taariikh, asal waa eray af Carbeed ah, macnihiisu yahay ogaanshaha tagtada iyo dhacdooyinkii ku lammaanaa. Se eraygan marka wax laga baddalo dhanka qaab qoraalka waxa loo dhigi karaa...