Qormooyin

Falanqeyn dhiganaha GARDAADIYE W/Q: Yuusuf Cumar Nuur

Falanqeyn dhiganaha “Gardaadiye" Qoraaga buugga: Laashin, qoraa sare: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Bogagga buugga: 140-bog Maalintii khamiista aheyd taariikhduna ku beegneyd 22 bishii July 2021 waxaa aheyd maalin qurux badan,  waxaan  nasiib...

ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD) WQ; Cali M. Diini

ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD) Ha yeeshee, muddo yar ka dib waxa aan ku baraarugay xaqiiqda dhabta ah iyo waayaha runta ah ee ay Muqdisho iyo dadkeedu dhexjibaaxayaan. Bartay oo arkay...

ANIGA IYO MUQDISHO WQ; Cali M. Diini

Waxaa subaxaas haddii uu i arki lahaa igu qosli lahaa Ibnu Batuuta oo Muqdisho iiga soo horreeyay in ku dhow 700 oo sannadood.

Nabsi iyo Nacab rageed Q2AAD W/Q:Shukri Calasoow

Faadumo waa cabursan tahay ciil daraadiis cunaha ayaa kala go’ay,madaxeeda waxaa ku hirdamaya is diidooyin, waxa iska soo daba dhacaya, xasuuso, weydiimo iyo arrima badan oo wareer galshay, qofkii...

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University Waxa ay ahayd madal mug iyo mudnaan leh oo kulmisay indheergarad, aqoonbaarayaal, qorayaal iyo dhiganayaal badan. Madasha waxaa agaasinkeeda iyo maamulisteeba lahaa Mac'hadka Daaraaska Afrika ee...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-18AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Xilligii kacaanka waxaa la oran karaa waqtigii ay soo baxeen qorayaal ama werariyaasha soomaaliyeed kuwooda ugu fiican, balse, madax bannaani iyo xurriyatul-qowl ma jirin oo waa in aad ku...

MAARAYNTA WAQTIGA IYO JOOGTAYNTA! W/Q: Cali M. Diin

MAARAYNTA WAQTIGA IYO JOOGTAYNTA! Caadada joogtayntu waa caadada guusha" (The habit of persistence is the habit of victory). -Herbert Kaufman qoraa Maraykan ahaa. Maaraynta waqtigu waxa ay kaaga baahan tahay...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-17AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Xilliyadaas la soo maray aqoonta iyo xirfadda saxaafaddu waxay ahayd mid soo saarta kaadirro hanan kara xirfadda saxaafadda ee Soomaaliyeed, balse, ma jirin xornimo iyo madax bannaani saxaafadeed oo...

Nabsi iyo Nacab Rageed Q1AAD W/Q: Shukri Calasow

Nabsi iyo Nacab rageed Q1AAD Markii ay gurigeeda u soo dhawaatey Faadumo oo shaqadeedi ka timid waxay maqashey qosol aad u dheer, farxad, ciyaar iyo jawi ka duwan kii ay...

FILAN-WAA! W.Q: IBRAAHIN-NOLOSHA

Haweeney ay la socdaan wiil iyo gabar ay dhashay ayaa soo galay dukaan lagu iibiyo dahabka. Milkiilihii ayaa wayddiiyey waxa ay dooneyso, markaas ayey u sheegtay in ay iska...

SHEEKOOYIN