Qormooyin

Dherag baa dhar xirata!!

Dherag baa dhar xirata!!   Wajigeeda kaliya ayaa ku filan in uu sheego wax uusan afkeedu sheegin. Qofka ay indhihiisu muuqaalada akhrin yaqaanaan wuxuu durbaba dhegta u dhigayaa cod aan la...

Dhalinyaraddu ma Aallad la adeegsadaa?

  Dhalinyaraddu ma Aallad la adeegsadaa? Magaca sida ciwaanka ka muuqata, waa Dhallinyaro, haddaba haddii aynu is weydiino, weedha iyo odhaahda dhallinyaradu waa mid inooga soocan kuwa kale, waana magac iyo...

Tahriibka oo weli loo sii Hanqaltaagayo! W/Q: Cabdinaasir Xirsi Iidle

Tahriibka oo weli loo sii Hanqaltaagayo!   “Waxaan wada hadlaynaa markaad Magaalada ku soo wada haraan adiga iyo Geel jire” “Waxaan la yaabanahay cidda uu Xasan Shiikh Xukumi doono 2016-ka”. Tahriib markaad maqasho...

Jareer ha loo dhiibo! W/Q: Ali Omar Hilole

Jareer ha loo dhiibo Sidii la rabay kol haddii la waayo Soomaalaay, soow in la qaato sax maahan markaa kolba tii u suubban? Caano daatayba hanbadaa la ceymiyaa! Dad hadduu...

Sidaan Uga Bixi Karnaa Dhibaatada Dhaqaale?

Sidaan Uga Bixi Karnaa Dhibaatada Dhaqaale? -----------------------------------------------------------   Si mashaqada dhaqaale iyo midda lacageed, ee ka aloosan dalka dacalladiisa kala gaddisan loo qabbiro, waxaa qasab ku ah dawladda dhexe iyo maamul gobaleedyada...

Sidii la ahaa sidan ayaa ka dambeysay!

Sidii la ahaa sidan ayaa ka dambeysay!   Markii aad maqasho "Soomaaliya", waxaa kugu soo dhacayo waxyaabo badan, oo noocyo kala duwan leh. Muddo dhowr iyo laabatan sano ah, waxa ey...

Soomaalinimadu ma isirbaa mise waa Af?

Soomaalinimadu ma isirbaa mise waa Af? Markaad aragto ciwaanka qormada waxaad is weydiinaysaa farqiga u dhaxeeya ISIR IYO AF, waa dhab in farqi weyn u dhaxeeyo oo aad u qotodheer,...

Caseeyihii Caddaaladda badnaa!

Ninka oynaya ee muuqaalka aad u jeeddid ka muuqda waa madaxweynihii hore ee dalka Baraasiil Lula da Silva. Hooyadiis waxay ku soo korisay guri hal qol ka kooban, isaga...

DULMIGA GOORMAAN ISKA DAYN DOONNAA? Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

DULMIGA GOORMAAN ISKA DAYN DOONNAA? Dulmiga Diin lagu amaanay ma jirto, xitaa dhaqanka Aadanaha, mar walbana dhibaatooyinka. iyo musiibooyinka ku habsada Bani aadamka 90% waxaa loo tirshaa in ay ka...

Federica Mogherini: “Islaamku Waa Yurub Yurubna Waa Islaamka”

Federica Mogherini: "Islaamku Waa Yurub Yurubna Waa Islaamka" Federika Mogerini oo ah marwada matasha nabadgalyada iyo siyaasadda arrimaha dibadda ee Midawga Yurub, ayaa waxay tiri; "Islaamku wuxuu ku leeyahay bar...

SHEEKOOYIN