Qormooyin

Bulsho farsamada iyo farxshaxanka ka fiigta! W/Q: Bashiir M. Xersi

Bulsho farsamada iyo farxshaxanka ka fiigta!   Dunidan aan ku nool nahay, waxay ku hormartay waa, farsamo, farshaxan, halabuur, curin iwm, ee leh; fal, far iyo hadalba. Hormarka Aadanuhu gaaray waxay...

FARXADDA QOFKA. W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

  FARXADDA QOFKA Raadinta la raadiyo farxadda Waddoyin badan ayaa loo soo kala maray, qof walbana si ayuu u raadshay Farxadda, balse waxaa is wadyiin mudan, maxay tahay farxadda uu sidaa...

lLMADA CABDI YARE EEDDEDA YAA ISKA LEH? Q2AAD W/Q Nimco Noor

lLMADA CABDI YARE EEDDEDA YAA ISKA LEH? Q2AAD   Asli warkii wuu gaaray, in Cali dal doorsaday, waxayna markiiba soo xaqiijisay gabadha uu guursaday iyo in arrinku uu dhab yahay. Maba...

WAXAA IGA YAABIYAY! W/Q: Ahmed Dahir Omar

WAXAA IGA YAABIYAY! Aqoon dheeraad ah uma lihi, balse, kaliya, waji ahaan ayaan u garanayaa. Waxaan ku baraty Goobta aan wax ka barto, oo waa waardiye.Meel banaanna ah oo iridda...

Yaa u sababa burburka qoyska?

Yaa u sababa burburka qoyska?   Marka aad u fiirsato, habdhaqanka bulshada Soomaaliyeed,   gu’ba gu’ga ka dambeeya waxaa sii tira badanaya furriinta iyo burburka qoyska.Soomaalidu waa umad dhaqan ahaan iyo diin...

Ku ma Faraxsani! W/Q: Fiican Addo-Sindaco

Ku ma Faraxsani!   Farahaas aad arkaysaan, waa farahaygii. Ku ma faraxsani qaabka qaybsiga dowladdeenna. Ku ma faraxsani haybsooca ah 4.5. Ku ma faraxsani in shan farood, oo hal gacan...

Siyaasiga Qarsoon. W/Q. Ahmed Hayow

Haddii aad aragto qof ku guuleystay doorasho madaxnimo, waxaad xasuusnaataa inuu jiro siyaasi qarsoon oo dadaal ku bixiyay guushaas. David Axelrod waa nin ku takhasusay u ololeynta musharixiinta, wuxuuna weligii...

Agoonkii indheer garadka ahaa! Q2AAD W/Q: Bashiir M. Xersi

Agoonkii indheer garadka ahaa! Q2AAD   Markan u kala dhigdhigay waxa wiilka ka hadliyey, ayaan ku iri; “Waa ayaan wanaag iyo ayaandarro isu huwan, oo mar isaga aabbihii waaba geeriyooday, oo ah...

Midnimooy miyaan kaa maarannaa!.

    Midnimooy miyaan kaa maarannaa!. Midnimo asal ahaan, waxey ka abuurantaa oo ay ka soo dhex billaabataa lab iyo dheddig is jeclaaday oo is xod xodasho ka dib ku heshiiyay in...

Waraysiga mas’uulka amniga!!

Waraysiga mas’uulka amniga!! Halkani waa Baar Liido oo Muqdisho ku yaalla. Waa goob lagu qaxweeyo oo Xeebta Badwaynta Hindiya ku jeedda. Maalin kasta halkan dad baa soo buux dhaafiya. Waa...

SHEEKOOYIN