Hawl qabadka hamsadu, waxaa weeye in ay kala celiso laba xaraf iyo laba shaqal wixii ka badan oo uu is raacooda diidayo xeerka af soomaaliga, sidaa darteed hamsadu waxey...
Caqligeennoon wadaaddada amaahinnaa ma Diintaa na fareysa?
Ma u oggolaan laheyd carruurtaada in macallinka uu nolosha kaga daydaahi noqdo nin dadka gaaleeysiiya ama shiiceysiiya oo isagu shaabbad aanu qofku isku...
JACAYLKII RIYADA KU DHISNAA!
Weli maan arag sawracaaga, laakiin, waxaan maqlay sawdkaaga, si ka fool ka foola kuu la ma kulmin, laakiin, waxaan arkay taswiirtaada, ma aqaan xaafadda aad gasho...
QAWAANIINTA HORUMARKA (2AAD)
Qormadeynii hore waxa aynu uga soo hadalnay, kuna soo qeexnay erayada "Qaanuun" , "Horumar" iyo sidoo kale isku dhafka labada eray "Qawaaniinta Horumarka". Sidoo kale, waxa aynu...