Qormooyin

Ha ismoodin kaligii dhibbane! W/Q: Cabdifataax (Qarandoon)

Ha ismoodin kaligii dhibbane! Waa barqo dheer, goor sheegtaduna ay sheegayso tobankii subaxnimo “10:00am” Goobtuna waa isbitaalka wayn ee magaalada, Saaka waxaa hor tuban dad badan oo duruufo kala duwani...

QIIMAHA SIYAASIGA Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

QIIMAHA SIYAASIGA Siyaasiga aan qeexayo. Waa qof u taagan ama isku soo qaddimay, in uu Hoggaanka umadiisa qayb ka noqdo heerka uu rababa markaas ha bartilmaansadee, hadaba waa maxay qiimaha...

Dowladnimada iyo awoodda shacabka!! (Qormo cilmiyeed)

Qarnigaan aan ku jurno, ka hadlidda doodda ku saabsan sida ay dadweeynaha ugu qeebqaadan karaan go’aanada dhaqaale, bulsho iyo mid siyaasadeed intaba waa wax aad looga hadlo. Marka aan...

DUMAROW ASTURNAANTIINA ILAASHADA. (SHEEKO GAABAN)

DUMAROW ASTURNAANTIINA ILAASHADA (SHEEKO GAABAN) Khibrad ayaan u lahaa qalalaasaha ka dhex dhaca labada Qof ee xiriirsan, balse ma ahayn mid aan waligey filayay in uu igu dhaco. Xiriiro badan oo nuucyo...

Maxaan ka baran karnaa Madaxweynaha Tanzaniya ee La doortay?

Jamhuuriyadda Midowga Tanzaniya, waxay ka mid tahay waddammada ku teedsan badweynta Hindiya, gaar ahaan xagga bari bartamhiisa ee qaaradda Afrika. Tanzaniya, waqooyi waxaa ka xiga Kenya iyo Uganda,...

XIKMADO KOOBAN. BY Mohamed Musa Sh. Noor

   XUSHMEE DAREENKA DADKA In aad xushmayso dareenka dadka waa mid dantaada ku jirta, ma ahan in aad u aragto in aad dadka ugu danaynayso, waa in aad maanka ku...

Qurbajoog: Qayr Mise Qasaaro Q3AAD W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Qurbajoog: Qayr Mise Qasaaro Q3AAD Labadiiqayb, ee qormada ee ku soo baxay Wargeyska Gobollada Dhexe waxaan uga hadlay saameynta ay dadka dibadda ka soo laabta ku leeyihiin dalka. Qaybtan seddaxaad,...

Annaga iyo Diinta: af iyo dhaqan ka la duwan! W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Annaga iyo Diinta: af iyo dhaqan ka la duwan!   Diinta Islaamka waa diinta xaqqa ah ee uu Alle ku nasakhay diimihii horay u jiray. Alle SW wuxuu usoo dejiyay inay...

GODODLE! W/Q: Anab Diriye

GODODLE!   Gododle, waa eray ka turjumaya, ragga dumarka badan guursada ama qudbasirada ku qaba, ama si hoose u guursada. Ninka naagaha badan, oo hadba habeen meel barkinta dhigta, inta badan...

MAXAY NOLOSHAADA MUHIIM U TAHAY?

MAXAY NOLOSHAADA MUHIIM U TAHAY? Is waydiintaas waa u muhiim qof walba oo Noole ah waxna garan kara, is waydiintaas nafteeda ayey ka dhalataa in aad ka guul gaarto noloshaada,...

SHEEKOOYIN