Qormooyin

ISLAAMKA IYO EEYGA W/Q:Abdullahi M Hussein.

ISLAAMKA IYO EEYGA. Eeygu waa xayawaan cajab badan oo run ahaantii intifaac badan u leh aadanaha wuxuuna xayawaanada dabjoogta ah bar dheer yahay daacadnimada iyo amaanada uu kaga soocan yahay...

Buug Cusub: Xigtaysiga Xikmadda.

Buug Cusub: Xigtaysiga Xikmadda   Guud ahaan aadanuhu waxa uu wadaagaa dhawr wax. In uu bashar wada yahay, basharkuna nebi Aadam ku arooro, nebi Aadamna dhoobo laga sameeyay, ayaa u weyn...

DAMACA SIYAASADEED EE HOGAANKEENA

 DAMACA SIYAASADEED EE  HOGAANKEENA Damac marka laga hadalayo waa baahi uu qofku wax uun u qabo, waxaas oo noqon kara wax walba, waxay ku xirantahay waxa uu qofku damcay doonayana...

ISLAAMKA IYO KHILAAFKA W/D: Abdullahi M. Hussein

ISLAAMKA IYO KHILAAFKA 1- Kuwa diinkoodii ku qaybsamay ee noqday kooxo iska horjeeda adiga waxba kaama galin arinkooda ilaahay bay utaal markaa ka dibna isagaa oga warami doona wixii ay...

Toddobaadka Afka Hooyo W/Q Cabdulqaadir Cali Axmed

Toddobaadka Afka Hooyo In kasta, oo aanan ahayn, qof afka, erayga iyo suugaanta ehel u ah, haddana, waxaan soo gudbinayaa, aragtidayda gaaban, ee ku aaddan xuska loo sameynayo qoraalka farta....

Argagixisanimo W/q:Cabdikariim xuseen

  Argagixisanimo Hordhac Dhammaadkii dagaalkii qaboobaa iyo burburkii midawgii soofeet kadib waxa dunidu ku habsaday dheelli awoodeed, oo fursad siisay Maraykanka iyo xulafadiisa si ay dunida ugu fallaadaan; Kaadhadhka ay adeegsadaan waxa...

Shacabkii la dulleystay ! W/Q Bashiir Dhoore

  Shacabkii la dulleystay ! Hadda ka hor ayaa laba madaxweyne oo midna Reer Galbeed yahay kan kalana Afrikaan yahay ayaa iyaga oo meel maqaaxi ah ku caweynaaya waxaa meel aan...

Xariirka Bulshada iyo Hoggaamiyahooda W/Q: Sagal Maxamed ”Qarandoon Dhiirran”

  XARIIRKA BULSHADA & HOGGAAMIYAHOODA Dhirta baxda waxay u qeybsantaa xidid iyo jirrid, Xididku ma muuqdo oo carrada ayuu ka hooseeyaa, balse, la'aantiis geedku ma sii noolaanayo. Jiridana waxay isku xirtaa...

Gobdoonna ma Galbaday? W/Q: Saki Cali Gurey​

Gobdoonna ma Galbaday?   “Waa ayaanba ayaan Duni aakhir sabaan Ninna aanu lahaan Dhabna looga idlaan!”   Waayadii u danbeeyay ummadda Soomaaliyeed, waxaa hareeyay tiiraanyo iyo murago ay ku reebaysay mar kasta, geerida sidii tusbax go’ay...

Gu’yaashii Gobdoon (AUN) W/D: Yusuf Garaad

Gu’yaashii Gobdoon (AUN)   Cabdi Xaaji Gobdon oo xalay ku geeriyooday Muqdisho, Allaha u naxariistee wuxuu ahaa Macallin sannadihii kontomaadkii inta aanuu ku biirin Radio Muqdisho billowgii lixdanaadkii. Cabdi Xaaji Gobdon wuxuu...

SHEEKOOYIN