Qormooyin

JIHAADKU waa DIFAACAHA XAQA iyo XORRIYADDA W/D: Dr. Abdullahi M Husseein

JIHAADKU waa DIFAACAHA XAQA iyo XORRIYADDA Dad baa kolkay jihaad maqlaan jujuub iyo khasab goobta soo dhiga. Arintu sidaa maaha ee asalka kalmadu waa dadaal iyo juhdi bixin si loo joojiyo dulmi...

SHEEKO IYO SHACTARO: Maadeeye iyo Warmoog W/Q Bashiir Cali Barre

SHEEKO IYO SHACTARO, Maadeeye iyo Warmoog'' Warmoog waa gabar aad u qurux iyo qaayo badan, waxaana eebbe ku galladaystay dabeecad dulqaad iyo dadnimo aad u heersarreysa. Warmoog waxay is barteen wiil...

Mashruuca gumaadka oo ay waddo WHO. (World Health Organization) Qaybtii 2aad

Mashruuca gumaadka oo ay waddo WHO Qaybtii 2aad Yaa iska leh virus-ka Zika Who owns the Zika Virus? By Guillaume Kress Global Research, February 03, 2016 http://www.globalresearch.ca/who-owns-the-zika-virus/5505323 Wuxuu yiri: “Ururka Caalamka...

Mashruuca gumaadka oo ay waddo WHO. (World Health Organization)

Mashruuca gumaadka oo ay waddo WHO WHO (World Health Organization) oo ka wadda Kenya mashruuc in gabdhaha ma dhalays laga dhigo Ururka Adduunka ee Caafimaadka oo ah laan ka...

Haddii WIILKU yahay WADDANI maxaad tahay WAAYEELOOW?!

Haddii WIILKU yahay WADDANI maxaad tahay WAAYEELOOW?!   Bulsho marka ay TIIH ku jirto iyo jiha wareer, waxaa lagu gartaa, is ku dhexyaac ogaal iyo ka la saarid la’aan aqoon. Wax...

Diinta iyo Dhaqanka suubbani is ma diiddana! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Diinta iyo Dhaqanka suubbani is ma diiddana!   Diinta Islaamka waxaa loo soo dejiyay, in dadka noloshooda lagu badbaadiyo, laguna horumariyo. Waxay u timid, in ay xalliso dagaallada qabiilka, addoonsiga, isnacaybka...

QALLINKA QALLOOCAN JOOJI.

QALLINKA QALLOOCAN JOOJI.   Qaabka wax loo kala gudbiyo mar walba waa lagu kala duwan yahay, qof walbana Haybad gaar ah ayuu Alle u siiyey in uu wax ugu gudbiyo bulshadiisa. Hadaba,...

Soomaalida Maanta: “Ninba Dahab lumay si u doon doon!” W/QCabdiraxiin Hilowle Galayr

  Soomaalida Maanta: “Ninba Dahab lumay si u doon doon!” Umadda Soomaaliyeed ayaa waxaa had iyo gooraale markay is beerlaxawsanayaan waxay sheegaan dhawr arrimood oo kala ah; “Dad isku af ah,...

I Arkaay I Arkaay i Qariyaa ka dambeysa W/Q Saciid Muuse (Ustaadka)

  I Arkaay I Arkaay i Qariyaa   Waxuu ahaa Dirac magac ku leh bulshadii uu ku dhax noolaa, kuna caan baxay geesinimo iyo adadayg, taasi waxaa u dheeraa xoogga iyo kartida...

Kuma ayaa tahay? W/Q; Barkhad Cabduqaadir Awcali

  Kuma ayaa tahay? Inta badan kolka la ina weydiiyo weydiintan ama an meel ku-aragno, waxaa maankeena kusoo dhaca hayb iyo ab-saxan, waayo waxan nahay bulsho rubuc qarni isku jafaysay ereyo...

SHEEKOOYIN