Qormooyin

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Qaybtii 4aad Furashada Dimashqa دمشق sanadka afar iyo tobnaad ee hijriga Al Balaatharii البلاذري wuxuu bogga shan iyo lixdanaad ee kitaabkiisa "Futuuxu Al Buldaani فتوح البلدان "ku yiri: “Markay...

Dib u noqo W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Dib u noqo Horay waxaa loo yiri: nin aan dhul marin dhaayo ma leh. Murti in aan micneeyo aqoonteed ma lihi, laakiin, waxaan is leeyahay; qofku haddii uusan dhaafin meeshii...

1000 RUUX OO BIYAMAAL AH OO LA DILAY 2 MAALIN GUDAHOOD W/Q: Prof Yahya Sheekh Caamir

1000 RUUX OO BIYAMAAL AH OO LA DILAY 2 MAALIN GUDAHOOD. Inkasta oo dad badani aaminsanyihiin in gobalka Sh/hoose uu weligii ahaa gobal nabadeed, haddana 100kii sanno ee ugu dambeeysay...

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Qaybtii 3aad Qoraalka Shanaad )التحرير الخامس(: أجاب الشريف حسين باشا بتاريخ 1 كانون األول سنة 9191 قائال: إنه يقبل استثناء )مرسين( و )أطنة( و لكنه يصر...

Sabarka ama Dulqaadka waa shidaalka rajada W/D:Sayidcumar C/llaahi Cumar

Sabarka ama Dulqaadka waa shidaalka rajada Waxaan soo gudbinayaa oon jeclahay inaan idinla wadaago qormo kooban oo aan uga hadlaayo faa’iidada sabarka ama dulqaadka uu leeyahay, Nuxurka macnaha Sabir ama...

Jirridda Tahriibta WQ: Cabdikariin Xuseen

Jirridda Tahriibta   Hordhac Qaxa iyo guurguurku waxa ay la facyihiin nolosha aadanaha, oo quruumaha , qoysaska iyo qofafkuba waa ay hayaami jireen, si ay u raadsadaan nolol dhaanta midda ay ku...

Guurdoon Mise Goblan Ka Bax? W/Q: Naciima Abwaan Qorane

Guurdoon Mise Goblan Ka Bax? Qof kastoo adduunka guudkiisa ku nool, rag ama dumar kuu dooni ha noqdee, waxaa hubaal ah inuu rabo qof wanaagsan oo ay isku degaan, noloshana...

Tahriibka tacsida wax ha loogu daro! W/Q: Bashiir Suuley

  Tahriibka tacsida wax ha loogu daro Tahriibku waa musiibo qaran, waa aafo uur ku taalooyin badan nagu reebtay, waa dhibaato si guud iyo si gaarba u wada saameyn soomaali...

Shaqo ha lagu siiyee qoladaada sheeg?! Dhacdo xanuun leh W/Q: Maxamed Mukhtaar “ Fuaad Yare”

    Shaqo halagu siiyee  qoladaada sheeg? Waqtiga inta ugu badan waxaan noqdaa kali aan cidna la joogin, si aan u fikiro anigoo maanka ku haya daruufta gaar ahaaned ee nafteyda hareereysay...

Ha murugoone; mayal adayg! W/Q: Bashiir M. Xersi

Ha murugoone; mayal adayg!   Bulsho naga dilan, nagana liidata ma filayo, in ay ifka dulsaaran tahay. Qaylo u joog iyo waxaan nahay wada war waa wareey! Ka ma arrinsanno, ka mana...

SHEEKOOYIN