Qormooyin

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 53aad                                                                    1- Geesi, guulaysto,iyo adkeeste Waxaanu ku kulanay meel duco lagu qabay waligeen isma arag balse qaraabada...

Sooyaalkii saxaabbada (ERN )Q2AAD W/Q: Muqtaar Macalin Cali Bood

Sooyaalkii saxaabbada 1(ERN )Q2AAD Ku biiristi islaamka( Sayid Abuu bakar Al siddiiq ERN)Wuxuu ahaa nin garaad badan oo aragti dheer leh, laguna tiriyo raggii ugu garashada badnaa uguna waxgalsanaa Makka,...

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 3aad W/Q: Hassan Mudane

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 3aad       Ilaalinta Xogta iyo Macluumaadka CilmibaaristaCasharkii labaad waxa aynu soo baranay anshaxa cilmibaarista gaar ahaan ‘The Nuremberg Code.’ Casharkan waxa aynu ku baran doonaa xeerarka...

Waddada suubban. Q18AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q18AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal""Sabarka iyo Adkaysiga"Eebbe kor ahaaye wuxuu yiri:يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اصْبِرُوا وَصَابِرُوا وَرَابِطُوا وَاتَّقُوا اللَّـهَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ ﴿٢٠٠﴾Kuwa xaqa rumeeyow Sabra, oo sabarka...

Taariikhdii Halgamaa: Sheekh Bashiir Sh. Yuusuf. W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir

Taariikhdii Halgamaa: Sheekh Bashiir Sh. Yuusuf. W/Q: Prof Yaxye Sheekh CaamirCaalimkii, Halgamaaga ahaa: Sheekh Bashiir Sh. Yuusuf sh. Xasan wuxuu ku dhashay Taleex sannadkii 1905. Waxa la diley 15-kii...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q3AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q3AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Waa ku diriraan" wuxuu ka hadlayo is la guurowga ayaad ka dhex heli doontaa iyo...

Gorfeyn: Buugga Habeen Kaama Tagin

Gorfeyn: Buugga Habeen Kaama TaginBuugga Habeen Kaama Tagin waxaa qoray Amal Gilin, wuxuuna soo baxay gu’gii 2016. Waxa uu ka kooban 150 bog, waxaa lagu daabacay magaalada Hargeysa. Farriinta...

Ma ogtahay in xarafka (JA’) uu kulmiyo sharqamaha guud?

Ma ogtahay in xarafka (JA’) uu kulmiyo sharqamaha guud? JUUQ: sharqanta dadkaJAAQ: sharqanta xoolahaJIBAAD: sharqanta dugaaggaJALAW: sharqanta shimbirahaJAQAQAF: sharqanta xamaaratadaJALALAF: sharqanta geedaha lulanayaJIIQJIIQ: sharqanta alaab gaadid saaranJARARAC: sharqanta walxo la jeexayoJALALAQ:...

Mooral dillaacii Maandeeq” Qiso dhab ah. W/Q: Bile Cabdi Maxamed ”Guryasame”

”Mooral dillaacii Maandeeq” Qiso dhab ah. W/Q: Bile Cabdi Maxamed ”Guryasame”===============================Mid ka mid ah ardaydii fasalka ayaa macallinkii u sheegay in Lacag looga xaday fasalka dhexdiisa. Macallinkii fasalka inta...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q11AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q11AADAxmed xaalku farihiisa waa ka baxay, waxaana lama huraan noqotey inuu la wadaago, la taliyihiisa nolosha Xasan oo uu hore ugu sheegay inuu...

SHEEKOOYIN