Qormooyin

Waddada suubban. Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Sabarka iyo Adkaysiga”Mowduucaanu wuxuu toos ula xariiraa qaybtii aan jimcadii hore soo qaadannay, waxaana kusoo qaadanayaa hal "Xadiith" oo Nabiga (S.C.W.) laga...

Aasiya Khayerka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayerka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 5aadQore : Mohamed Musa Sh.NoorAasiya nolosheeda waa is baddashay waxay noqotay Marwo, waa qayb ka mid ah riyooyinkeeda ansaxay marka laga...

Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

          Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AADIlbaxnimo? Haddaan qeexno weedhan ilbaxnimo waa mid muujineysa, horumar dhaqan iyo dhaqaale bulsheed ay heer ku gaadhay, arrimo aan hore u jirin oo bulshadaasi ambaqaaday, dhaqan soo...

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 4aadQore : Mohamed Musa Sh NoorKadib markii ay shaaha soo karisay ayuu oday buraale gabadhii u maah maahay wuxuna ku yiri...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q4AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q4AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Dhallinyaro" waxaa marinaya laashin: Maxammed Gacal Xaayow (AUN). Wuxuu uga guuroobayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee halbowlaha u...

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.) Qaybtii 3aad

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 3aad Qore : Mohamed Musa Sh. NoorWaqtigu wuxuu taag taagsadaba aasiyo maalintii dambe waxay booqasho lama filaan ah ku gashay guriga...

AYAANLE WAA EEDEEYSANYAHAY. W/Q: Maxamed Cumar Ugaas

AYAANLE WAA EEDEEYSANYAHAY. W/Q: Maxamed Cumar Ugaas.Mahad Eebe ayay u sugnaatay, naxariis iyo nabadgelyana rasuulkiisa NNKH ha ahaatee. Dunidaan qof waliba waxaa soo mara xaalado kala duwan oo macaan...

Aasiya khayrka waa uga daray!!!

Aasiya khayrka waa uga daray!!!Qaybtii 2aad Qore: Mohamed Musa Sh. NoorGuriga gadaashiisa iyada oo dhahaysa ayey hurdadii kasoo boodday.Waxay bilowday in ay is waydiiso su'aala badan, maxaa yaala guriga...

Billaawgii Fankii Khadiijo Cabdullahi “Dalays” (AUN). W/Q: Bile Cabdi Maxamed.

Billaawgii Fankii Khadiijo Cabdullahi "Dalays" (AUN). W/Q: Bile Cabdi Maxamed.Khadiijo Cabdullaahi Camey "Dalays" Waxay gu'gii (1936) ku dhalatay magaalada Baydhabo. Waxay ahayd gabadhii ugu horraysay ee ka heesta Raadiyow Muqdisho...

Aasiya khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 1aadWaxay kasoo carartay duruufaha adag ee markaa ka jiray gayiga ay ku noolayd iyada oo nolol usoo raadsatay magaalada.Gabar yar ayey...

SHEEKOOYIN