Qormooyin

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q4AAD.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q4AAD.”Shimbirti ayaa shulu'shulu’ billowday, waagii ayaa sala' yiri: carceeradii hiirannimo ayaa bari ka soo muuqatay, waxaa yimid qaboonada dharabka keenta ee subaxnimo. Intii mici...

Inaad saama jiiddiyo sanqadh tirasho kala daa! W/Q: Bile Cabdi Maxamed

Inaad saama jiiddiyo Sanqadh tirasho kala daa." Qormo kulul. W/Q: Bile Cabdi MaxamedSoomaalinimadaan dadka kaga sarreynaa, waa been la dhoo-dhoobay sababtoo ah dad uguma sarreyno haddaanan-ba ugu hoosayn maanta....

Waa nasiib darradayda! Q3aad Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Waa nasiib darradayda! Q3aadDadaalaa wuu gaaraa, ugu dambeyntii waan ku guuleystay dadaalkeygii soo xera galinta Ubax, guurkeenana wuxuu u dhacay qaab xagayga oo kaliya qarsoodi ka ahaa oo xagooda aan...

Waddada suubban. Q23AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q23AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Camal Suubban la ma aqbalo, haddii aan niyaddu daacad ahayn oo aan dar Alle loo la jeedin.”Abuu Hureyrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Rasuulkii...

“Soomaaliya Allow dowlad la’aanta ku sii haay. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

"Soomaaliya Allow dowlad la'aanta ku sii haay!"Marka aad ciwaanka qormada aragto is la markiiba maskaxdaada waxaa kusoo dhacaya waa maxay ninkaan in kaartamaya, habbaaramaya iyo sababta loogu maajig daray...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q7AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q7AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Aqoonyahan" waa guurow ka hadlaya qiimaha iyo qaayaha uu leeyahay AQOONYAHANKU bulshada Soomaaliyeed. Laashin Maxamed...

Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad. Q3AAD.” W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad. Q3AAD.”Weerarkii Waraabaha ee Toxoboow iyo Toxobeey.”Toxoboow wuxuu jilbaha u dhigtay inuu Waraabaha meel saaro, si ay naftooda u badbaadiyaan, Waraabuhu moorada soo ma geli...

Waa nasiib darradayda! Q2aad Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Waa nasiib darradayda! Q2aadIsbaddalka igu socda wuxuu ahaa mid iila sii sikhaya meel aan barteeda aqoon, waxaan bilaabay in aan raadsado waddo aan cidladan uga baxo, qanaacada oo dhan...

Gorfaynta buugga: ‘Fire and Fury: Inside the Trump White House’

Gorfaynta buugga: ‘Fire and Fury: Inside the Trump White House’Buuggan Fire and fury (dab iyo caro) waxaa qoray Michael Wolff, wuxuu ka kooban yahay 327 bog, wuxuuna soo baxay...

Waddada suubban. Q22AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q22AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”"Camal Suubban la ma aqbalo, haddii aan niyaddu daacad ahayn oo aan dar Alle loo la jeedin."وَمَا أُمِرُوا إِلَّا لِيَعْبُدُوا اللَّـهَ مُخْلِصِينَ...

SHEEKOOYIN