Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: “GALABTII MADOOBEYD” waa maanso baroor diiq u ah dadkii ku shahiiday qarixii 14-ka Oktoober ee 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan “SOOBBE” Waxa...
Fayoobaanta Nafeed. W/Q: Axmed Saalax Muxammad.
Danaynta badan ee loo hayo aadamaha iyo lexjeclada laga qabo ayaa keentay in si isku mid ah looga warhayo caafimaadkiisa duleed iyo midka nafeed....
Hadalkaas waxaa igu dhahay laba fasal oo ka mida fasalada laba jaamacad. Waan ka fikiray ilaa aan ku sig tay in aan beddelo habka barasho ee aan ku socday,...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q28aad.
Nasra ayaa calaacal iyo catoow ka dayn weyday Xaliimo, walaaley mar qura indha ii saar oo i tus gabar miskiin ah oo la...
WAAYIHII WARSAME Q1AAD
Waxa uu fadhiyay kursi ka samaysan alwaax oo la dhigay figta sare ee qarka ku foorara Badwaynta Baasifigga ee xeebaha bari ee Awstareeliya. Dhanka galbeed waxaa ka...
KADINBAX. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"
Waa sheekho si toos ah uga waayo iyo wacaal warrameysa qurba joogta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool waddadama aan Islaamka aheyn. Sidoo kale waa...