Qoraallo

Yaa koorta noo sida ? W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Yaa koorta noo sida ? Hagitaanka kuwa caqliga leh waa mid aad u adag, balse hagitaanka xaynta waxa ay kaaga baahantahay oo keliya Eey iyo Qowsaar. William Shakespeare Xoola dhaqatada reer miyiga...

Ha raali gelin ruux walba. W/Q: Cabdisalaan Macallin Xersi

Ha raali gelin ruux walba. Oraah caan ah ayaa waxa ay tiraahdaa” raaligenta dadku waa wax  aan la gaarin”  Wiil dhallinyaro ah ayaa  waxa uu u yimid  xarun caafimaad   si uu...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 85aad   1-Qof walba Dadka Alle xad ayuu u kala sameeeyay qof walbana waxaa haboon in uu ku ekaado xadka noloshiisa. Ma...

Wada hadallada dowladda Federaalka ah iyo Somaliland waa fursad xeelad u baahan!

Qormadan waxa ay soo koobaysaa taariikhda wadahadallada iyo caqabadahii hore, ee sababay in wadahadalku hakad galo. Faallaynta waxyaabaha ka hirgalay qodobadii lagu heshiiyay iyo waxyaabaha lagamamaarmaanka u ah qabsoomida...

Ragow Rabi ha idin dhaafo. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Ragow rabi ha idin dhaafo. Waxaan la yaabaa mararka qaar awoodda alle idin siiyay halka ay kasoo burqato, maxaa yeelay, waxaa laga yaabaa in aad muddo iska joogto adiga oo...

GORFEYNTA MAANA-FAAY W/Q:- Xuseen Maxamed Cabdulle ”WADAAD”

FALAQEYNTA MAANA-FAAY MAANA-FAAY.... Waa Buug Sheeko-faneed casriya, soona ifbaxday xilli baahi loo qabay. Waxa ay aheyd tii nooceeda ugu horreysay deegaannadeeda, waxayna noqotay curaddii sheeko qoraaleedka casriga ah ee soomaalida, waxaa...

Dhaca iy boobka hantida guud Q1AAD W/Q: ShaaficiMacallin Axmed

Dhaca iyo boobka hantida guuda Q1AAD Maqalka erayga iyo dhac ama boob waa mid markiiba ku dhiilo gelinaya kuuna muujinaya in halkaas ay ka jirto in wax lagu qaadanayo awood...

Dhaqtarad iyo Injineer ( sheeko dhab ah)

Dhaqtarad iyo Injineer ( sheeko dhab ah) Nolosha waa mid socoto uma hakato wax walba oo dhaco xumaan iyo wanaag, farxad iyo murugo, nolosha qaabka ay u samaysantahay ayaaba ah...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 84aad                                          1-Waligaa ma noolaanaysid Suuragal maahan in aad waligaa noolaatid! Waasa qasab in aad ahaato mid waligiis raja ku nool. mid...

Korrimada Shaqsinimo. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Korrimada shaqsinimo Koriimada sideedaba waa mid asal ahaan looga qiyaas qaato marxalad markaa la joogo oo mid kale looga gudbayo. Waa xaalad aan la saadaalin karin runtii maadaama aadan wax fakar...

SHEEKOOYIN