Kulankeena hortiis hal maalin ayay i soo wacday waxay ii sheegtay in aan berri ugu marti ahay meel hebla.
Waxay ahayd meel qurux badan aadna ugu fiican keliyeysiga uma aan...
Wakiilka AGA ee waddanka Sweden oo kala hadlay Soomaalida Norwey daryeelka Afka-soomaaliga
Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ee waddanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo magaalada Skien ee dalka Norway...
W/Q: Mohamed Musa Noor
ekisyare@hotmail.com
xabuu8@gmail.com
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 93aad
1-Sirta kaliya
Sirta kaliya ee qof kaa ogaan kara uusan jirin waa xiriirka kaala dhaxeeya Alle,...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 92aad
1-Waxaa jirto
Waxaa jiro Xaalado dhicitaankooda aan hurdada uga kacnay oo naga dhigay dad waa cusub u baryay.
Waxaa...
GARBADUUB Q15AAD
Ammin ku dhawaad dhawr bilood kaddib ayaa waxaa kulmay Shirwac iyo Caddaawe, kaddib waxaa Caddaawe u caddaatay in la shirqooley waayo? Waxa hore loogu sheegay in uu geeriyooday...