DHADHANKA GEERIDA
Waan ogahay inuu dhambaaalkaygu ku soo gaadhay adigoo sidii aan rabay ku jira, maadaama aad akhrinaysid ba. Waad ka cabsoon doontaa inaad kala furto warqaddaan, ka dibna, aad...
Aabbihii Ambaday Q3AAD!
Idil oo awal hore ka werwersanayd arrimihiisa caafimaad iyo xaaladiisa nololeed ayaa haddana waxaa ku soo biirey in uusan dalkaba ku sii noolaan karin,Idil waa qof...
SOOYAALKA AUSTRALIA- SHAN (5) SHAY OO AUSTRALIA SAMAYSAY
Maanta 26
January Australia waxa ay u dabbaaldegtay maalinta qaranimadeeda.
Waa maalin
in badan oo Australian ahi ka horjeedaan in ay maalin qaran noqoto....
Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 22-AAD
Guurowgaan magaciisa waxa la yiraahdaa: ”Togga inaad ku kala baaqataan tii la rabay maahan". Waxa curiyey, laashin: Maxamed Gacal Xaayoow Eebbe ha u naxariirstee....
SHEEKO
Ma ahayn in laga cabsado araggiisa, waxa ay ahayd in lagu farxo muuqiisa. Ma ahayn in uu dilo saydigiis, waxa ay ahayd in uu wax badan akhriyo si...
DHIBAATOOYINKA UBADKA SOOMAALIDA QURBAHA
Maalin dhowayd waxaan la kulmay wiil dhallinyaro ah oo Soomaali ah. Waxa uu dhigtaa Jaamacadda Curtin ee ku taal Perth. Wiilku waxa uu ku dhashay magaalada...