MA LA AAMINI KARAA SOOMAALIDA AJAANIBTA AH?!
Tan iyo bur-burkii Wadanka Soomalia, Dowladihii lasoo dhisay waxaa hogaanka u hayay Qurba joog, kuwaas oo hayb ahaan u xisaabsan in ay yihiin...
Xabsi Doon! Q11AAD
Mar qura ayaa Hoonkii la yeeriyey dadkiina Baabuurta ku yaaceen, waa lays garbiyey, dadka qaarki hor marey, dushaa laga marey, sida Koronkorada ayaxaa laysu dul fuulay, Cidi,...
Maansada; Cibaaro!
I caleemo saaroo
Igu daadsha caanoo
Ii taaga calammoo
Ii luxa caleemmoo
Ha i dhigina ciiddoo
Cirka igu dawaafshaay!
Car i dhiga dhulkaan iyo
Ciidda iga dhawriyo
Carradiyo dhulkoo idil.
Wixii aan cantuugee
Aan cunaha mariyiyo
Cuudkii dhankay mara
Caddaan...
Maxaa ugu wacan in dad badan oo soomaali ah DIINTA ISLAAMKA ka baxaan?!
Sidaan wada ogsoon nahay, waxaa isa soo taraya dad badan oo soomaali ah, oo Diinta Islaamka ka...
Intii aan baroortaada maqli lahaa, Bararaqdaada aan maqlo!
60 sanno ka hor dadka soomaaliyeed waxey u badnaayeen reer guuraa xoolo dhaqata ah, Oo hadba meeshii uu roob ka da'o ama...