SHEEKO(DILAAGII QARSOONAA!)
QAYBTII 1AAD
Dhibaatooyinka mar walba ma ahan kuwa ku wanaagsan Nolosha Aadanaha, saamaynta ay mararka qaar yeeshaana waa kuwa aad u xanuun badan oo ku ugaarsada ilaa inta noloshaada...
Dhallinyarada Soomaaliyeed maaha kaliya Mustaqbalka Dalka,laakiin sidoo kale waa aqlabiyadda Bulshada. Afar qeyb dadyowga soomaaliyeed in kabadan seddex qayb ayaa ah Dad da'doodu ka hooseyso 30 jir.
Inta badan dadka...
Waayihii la'soomaray wax aan kaaga sheego?
Waxaan garaadsaday iyada, oo dalka ay ka jiraan dagaallo sokeeye, dhulkuna uu u kala qoboban yahay hoggaamiyeyaal qabiil, Magaalada waxaa ka muuqday burbur lixaad...
-----------------------------
Faarax waa wiil Soomaaliya, kuna dhashay Koofurta Soomaaliya. Wuxuu ku soo hana qaaday magaala madaxda Soomaaliya Muqdisho, halkaas oo uu ku soo gunaannaday waxbarashadiisa, ilaa heer Jaamacad. Horraantii 2009-kii...
QABIILKA IYO QIIMIHIISA
Qabiil marka laga hadlayo wuxuu Allah u sameeyay in dadku iskaga aqoonsadaan qaybaha kale ee bulshada, si loo kala garto Qofka Xigtada kuu ah iyo qofka aan...