Qoraallo

Ma taqaanid qofka aad la hadleysid!!

Ma taqaanid qofka aad la hadleysid!! Maqalka ciwaanka waxaa kugu soo dhacaya, weydiimo badan, ma qorahaa iska hadlayaa, ma cid kaluu la hadlayaa, waa kuma qofka aadan aqoon IQB Oraahdani waa...

Danjire Q4AAD: W/Q Dr. Xasanwali Sh Xuseen Cismaan DVM

  Danjire Qaybta 4aad Sanadka kun iyo sagaal boqol iyo sagaal iyo sideetanka waxay dawladda maraykanku u keentay dawladda Soomaaliya Warqad, anigana isoo martay intaan ahaa Agaasimaha Guud ee Waaxda Siyaasadda Dawladaha...

Danjire:Q3AAD. W/Q Dr. Xasanwali Sh. Xuseen Cismaan DVM

   Danjire Qaybta 3aad Waxaa markaan ciidammada maraykanka wehliyey labaatan kun oo ciidammada dalal kale oo ay gaashaanbuur yihiin, ayna ka mid yihiin Ingiriiska, Talyaaniga, Jarmanka, Kanada, Austraaliya, Belgika, huwanna magaca Qarammada...

XOR MIYAA TAHAY?

  XOR MIYAA TAHAY? Dhulkaaga ayuu kuugu yimid, Maal, Deeq waxbarasho, wax walba oo baahida Aadanaha ku salaysan ayuu dhinac walba kaa soo galshay ama ku siiyay, markaas ayaad inta u...

Danjire : Qaybta 2aad Danjiradda Jarmanka ee Soomaaliya   Waxaan kun sagaal boqol iyo sagaashanka la joogay madaxweyne Muxammad Siyaad Barre isagoo qaabilay danjiraha jarmanka, oo ahayd haweeney, kaddibna markay mudadeedu dhammaatay oo...

Danjire: Waxaa dhigay Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Danjire Qaybta 1aad Erayga “Danjire” macnihiisu waxaa weeye “Midka jira oo ku maqan oo loo dirsaday danta shacbiga dawladda dirsatay”. Sidaasay soomaalidu ninka xoolaha raaca u tiraahdaa “Xoolojir.” Maalin dhowayd ayaan waxaan (RT.com)...

MUCJISADII UGU DAMBEEYSAY Alustaad Ahmed Deedat Q.2aad W/Q Ahmed Hayow

Waxyaabaha iska daba dhaco (coincidence) waxaa lagu sheegaa inay jirto awood sababta sidaas inay iskaga daba dhacaan, markaan fiirino Mucjisada ku jirta xarfaha Alle uu ku dhaartay oo ah...

MUCJISADI UGU DAMBEYSAY Alustaad Ahmed Deedat Q.1aad. W/Q Ahmed Hayow

Marka hore aan soo qaato Aqoonyahano badan oo aan Islaam aheyn iyo waxay ka yiraahdeen Nabi Muxamed (c.s.w.s). 1.Taariikh yahanki Gibbon buugiisi Decline and fall of Roman Emire (hoos u...

Soonku Waa Dawo Dabiici W/tarjumay Hassan Kheyre

Soonku Waa Dawo Dabiici Dr Haas oo ah agaasimaha xarun caafimaad oo ku taal California, U.S.A. wuxuu horay u qoray buugaag badan oo ku saabsan dawo dabiiciga iyo sun saarka...

Waa kuma ninka Subax walba 30 daqiiqo Madaxweynaha la sheekaysta?

Waa kuma ninka Subax walba 30 daqiiqo Madaxweynaha la sheekaysta?   Aniga iyo saaxiibkay ayaa waxaa mid weliba ka sheekeeyey arrintii ugu la yaabka badnayd ama ugula amakaaga badneyd ee uu...

SHEEKOOYIN