Macallinkayga wanaagsanaa!
Waxaan moodayay, in iskoolkayga cusub uu la mid yahay, kuwii aan soo dhigtay, macallimiintuna ey waxba is dhaamin. Waxey wax walba ii kala soocmeen, subixii u horreeyay...
Yaasmiin markay albaabka soo garaacday, waxaa ka furtay Layla, ayadoo aan waxba waydiin ayay gudaha gashay, Layla waxay ka carootay qaabka ay Yaasmiin guriga u soo gashay waxay ku...
Markaad dib u fiiriso isbedelada Ummadda Soomaaliyeed ay soo martay, waxaa kuu muuqanaayo inuu jiro isbedel weyn oo saameyn ku yeeshay.
Waxaa la soo maray xadaarado kala duman markaan mid...
GAADIIDKA NOLOSHA
Tilmaanta laga baxshay Nolosha waa mid fara badan oo aan halkan lagu soo koobi Karin, qaar baa Nolosha ku tilmaamay sida Bus la saaran yahay oo kale, qaarna...
Si loo baddalo hoggaanka gaboobay ee dalka iyo dadka hor taaggan, waxaa lama huraan ah, in la helo fac cusub, oo ku qalabaysan aragti iyo ogaal fog, kana duwan...
10-ka Hoggaamiya shirkaddaha isgaarsiinta afrika
Waxaan qormadan uga hadli doona 10-ka shaqsi ee hoggaamiya shirkaddaha is gaarsiinta afrika ugu awoodda badan, shaqsiyaad kaas oo adduunyada siyaabo kala duwan looga xusay...