Qoraallo

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

    KAAS WAA WIILKAYGA. Qabytii 1aad Waxay ahaayeen laba dhalin yara ah oo usoo baxay waqtigooda, waxay ahaayeen isku iskool waliba isku fasal ah, xaafaddana waa ay isla daganaayeen, Dad isla soo...

Hamsada fudud.‏

  Hawl qabadka hamsadu, waxaa weeye in ay kala celiso laba xaraf iyo laba shaqal wixii ka badan oo uu is raacooda diidayo xeerka af soomaaliga, sidaa darteed hamsadu waxey...

Yurub: Hoygii Haddimada!!!!!!!

Qeybta 2-aad Ballanqaadyadii aan soo sameeyey ayaan gadaal u gocdaa mase maahan mid aan maanta iyo sanadahaan soo socdaba aan xitaa nuskood fulin karo, iskaba daa inaan wada fuliyee, dad...

Caqligeennoon wadaaddada amaahinnaa ma Diintaa na fareysa? W/Q: Ali Omar Hilole

Caqligeennoon wadaaddada amaahinnaa ma Diintaa na fareysa?   Ma u oggolaan laheyd carruurtaada in macallinka uu nolosha kaga daydaahi noqdo nin dadka gaaleeysiiya ama shiiceysiiya oo isagu shaabbad aanu qofku isku...

JACAYLKII RIYADA KU DHISNAA!








 W/Q: Bintu Abdillah

JACAYLKII RIYADA KU DHISNAA!








 Weli maan arag sawracaaga, laakiin, waxaan maqlay sawdkaaga, si ka fool ka foola kuu la ma kulmin, laakiin, waxaan arkay taswiirtaada, ma aqaan xaafadda aad gasho...

XIKMADO KOOBAN. Qore: Mohamed Musa Sh Noor

XIKMADO KOOBAN    Xusuusta Dadka Xusuusta dadka waxaa saamayn ku yeesha mar walba ficilka ama Dareenka aad dareensiisida wanaag iyo xumaanba, ma ahan waxa ay dadka qiimeeyaan qiimaha Qaninimo ama Faqrinimo, ee...

QAWAANIINTA HORUMARKA (2AAD)

QAWAANIINTA HORUMARKA (2AAD) Qormadeynii hore waxa aynu uga soo hadalnay, kuna soo qeexnay erayada "Qaanuun" , "Horumar" iyo sidoo kale isku dhafka labada eray "Qawaaniinta Horumarka". Sidoo kale, waxa aynu...

Qof aan dhul marin dhaaya ma leh. Qeybta 4aad. W/Q. Ahmed Hayow

    Anigoo si fiican u hurda ayuu i toosiyay Diiq ay leeyihiin reeraha deriska ila ah, waxaan toosay anigoo jajaban oo aad moodid in kal iyo mooy laygu shukulay, waxaan...

Sanad guurada mareegta W/Q. Ahmed Hayow

Mareegta laashin ujeedada loo aasaasay waxay aheyd kobcinta iyo dhiirigelinta qalinka iyo qoraalka, waxaana loogu tala galay in lagu soo bandhigo hidaha, dhaqanka, fanka iyo suugaanta, oo ay ka...

Hodannimada Dalalka Muslimka. WQ/: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

                                           Hodannimada Dalalka Muslimka Qabta 2aad     Calaamada hodantinnimada Tan kale, qof hodan...

SHEEKOOYIN