Qoraallo

Damaca Seddexda maanlaawe!.

Damaca Seddexda maanlaawe!. Xilligu wuxuu ahaa diraac kulul oo ay haaddu baqti jiid iyo meyd ugaarsi ahayd galawguna uu dareen dhawaaqayay. Waxey aheyd amin noolaha oo dhammiba ay wada dareemayeen...

Nimaan dhul marin dhaaya ma leh. …3aad. W/Q Ahmed Hayow

Halka laga dhigaayo dugsiga waa laysku mari waayay, doodi waxay gaartay ilmaheena maalin walba doon sooma raacaayaan iyo seddex tuulo ilmahooda miyaad rabtaan inay doon soo raacaan, ka dib...

HORUMARKU WAA HORTAADA. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

HORUMARKU WAA HORTAADA. Horumar marka macna ahaan la kala dhigo wuxuu noqonaya horey oo aad u socoto, adiga oo tiigsanaya wax Nafci u leh noloshaada kana fogaanaya Qatar walba ama...

Siduu noqon doona Muqaalka dhaqaalaha geeska Afrika 2020 iyo 2030?

Siduu noqon doona Muqaalka dhaqaalaha geeska Afrika 2020 iyo 2030? Qaaradda Afrika, adduunyada inteeda kale waxey u ahayd, qaaraddii faqriga, nolol xumada, musuq-maasuqa, jahliga iyo sicir bararka. Intey Afrika ahayd tusaalaha...

Akhriska Habboon( Qormo xiiso badan)

Akhriska Habboon Hordhac   Akhrisku waa mid ka mid ah hilinnada aqoonta looga arooro.Waa quudka maskaxda. Waa dhex mushaaxa caqliyada dadka, waana nolol kale oo dheeraad ah. Bulshooyinka aayahooda aqooneed iyo horumarba...

QAWAANIINTA HORUMARKA(Q1AAD)

QAWAANIINTA HORUMARKA(1)   nta aynu u guda galin ka hadalka qawaaniinta horumarka, aynu isku dayno in aynu isla garanno macnaha iyo ujeedka labada kalimad ee kala ah "Qaanuun" iyo "Horumar". Waa maxay...

XIKMADO KOOBAN. by Mohamed Musa Sh. Noor

  Taariikhda hore Ku faanidda lagu faano taariikhdii hore waxay daliil u tahay in waqti xaadirka la joogo aadan meel wanaagsan joogin, maxaa yeelay waxa mar walba wax lagu qiimeeyo ayaa...

Hodannimada Dalalka Muslimka. W/Q Dr Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Hodannimada Dalalka Muslimka   بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد وعلى آله الطاهرين الطيبين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما...

Daltebyo! W/Q: Anab Diriye

Daltebyo!   Daltabyo, waa eray loo isticmaalo, dadka iyo xayawaanka, haba ku badnaato Aadanahee, kaas oo ku yimaadaa marka ay ka taagan meeshii horey ay ugu noolaan jireen, oo ay taagan...

Qof aadan qabiilkiis aqoon naftaada illeyn qatar waad u galisaa? W/Q: Hodan Sh Cumar

Qof aadan qabiilkiis aqoon naftaada illeyn qatar waad u galisaa?   Waxay ahayd subax barqo dheer ah, waxaan ka soo baxay gurigii aan ka daganaa xaafadda Mabraad-heil ee magaalada Addis-ababa, waxaan...

SHEEKOOYIN